Sunday, September 11, 2011

Gen. C/kariin Yuusuf Aadan (Dhaga-badan)

Gen. C/kariin Yuusuf Aadan (Dhaga-badan)
Tuesday, 23 August 2011 12:13

http://www.lajiide.com/index.php?option=com_content&view=article&id=981:gen-ckariin-yuusuf-aadan-dhaga-badan- sawiro

Abaan Duulaha Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Cabdi Kariin Yuusuf Aadan “Dhaga Badan”Waxa u ka mid yahay lafdhabarta Dowlada kumel garka ah. waxuu Asal ahan ka so jeda Degmada xeraale ee Gobolka Galgaduud . wuxu ka mid ahaa Cidamadi xoga dalka Somaliyeed , isago sanadihi lasodhafay ka mid ah ururka ahlu sunna waljamaca. Gen. C/kariin Yuusuf Aadan (Dhaga-badan)waxa u hada yahay Abaan Duulaha Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed.Dhaga Badan waxa u wacad Kumaray in ay dalka ka saari doonaan Al shabaab .O u amin sanyahay in ay yahiin “Khawariij”



















www.lajiide.com

lajiide@hotmail.comThis e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

No comments:

Blog Archive