Wednesday, May 23, 2012

Wasiirka gaashandhigga Mudane Xuseen Carab Ciise


Ra’iisul Wasaare ku xigeen ahna Wasiirka gaashandhigga haatana ah ku simaha ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Mudane Xuseen Carab Ciise

Isse hails from the Reer Iidle Ciiddagale sub-clan of the Garxajis Isaaq clan. He holds dual Somali and American citizenship.


On October 18, 2011, Isse and other Transitional Federal Government (TFG) officials hosted a Kenyan delegation in Mogadishu to discuss security issues cooperation against Al-Shabaab as part of the ongoing coordinated Operation Linda Nchi. Isse and Kenya's Minister of Defence Mohamed Yusuf Haji then signed an agreement to collaborate against the insurgent group.



Daawo Sawiradii ugu danbeeyey dagaalada ka socda duleedka magalada muqdisho ciidamada isbaheysiga oo lug ku gelaya jiidaha dagaalka,





Dagaalki Shalay ka qarxay Duleedka Degmada Dayniile ayaana Ciidamada Dowlada KMG iyo kuwa AMISOM ugu suurto gashay in ay kula wareegaan dhul badan
oo u badnaa Howdka isku xira Dayniile iyo Degaanada loobarakacay e Duleedka Magaalada Muqdisho

Sawiradan ayaana muujinaya gobahaa ay Ciidamada AMISOM kusuganyihiin iyadoona laga arkayo Ciidamada AMISOM oo qaab lug ah kusi galaya jidka jooga ah ee isku Xira Garoonka Dayniile iyo Degaanka Garasbaaley.
Halkan waxaan idinkugu soo gudbinaynaa Sawiradii ugu dambeeyay ee laga helay Dagalaadii Duleedka Magaalada Muqdisho shalay ka qarxay ee u dhaxeeya Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada oo isgarabsanaya iyo Xarakada Al-Shabaab.


nagala soo xariira
udubland@hotmail.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
udubland11@hotmail.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it


Daawo Sawirada Goobihii ay Shalay La wareegeen Ciidamada AMISOM iyo dowladda
[Wed 23 May 2012 8:05:47] Ciidamada Dowladda KMG ah ee Soomnaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa shalay waxaa ay weerar ku qaadeen fariisimo ay Al shabaab ku lahaayeen duleedka degmada Deyniile, ayadoona Ciidamada ay u suura gashay inay la wareegaan goobihii ay Al shabaab markii hore ay ku suggnaayee.

Hadaba akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Sawiradii goobihii ay shalay la wareegeen Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee Daawasho wacan:--






















No comments:

Blog Archive