Monday, July 19, 2010 // 1 Jawaab
Xildhibaanad Faadumo Cabdulaahi Maxamuud “Insaaniya” oo booqasho ku timid gobolka Minnesota ayaa khudbad u jeedisey Soomaalida Minneapolis. Xidlhibaanad Faadumo Insaaniya waxay sheegtay in ay ka mid ah ahayd 7 xildhibaan oo yimid Maraykanka oo la kulmay saraakiil sare iyo xubno ka tirsan labada aqal ee Maraykanka (Senate & House).
Khudbadaas ka dhegeyso HALKAN/GUJI…

Khudabadii Faadumo Insaaniya HALKAN KA DHEGEYSO
No comments:
Post a Comment