Thursday, May 19, 2011

DIR SIDEY DINTA ISLAMKA U FIDSHEEN, TARIKHDA DAROOD EE KARIBAN IYO TARIKHO KALE

MUDANE WAA: MAGACA DIREED
SIDA MAR DHAW INOO CADAAN DOONTA TAARIKHDII DIREED EE HORE WAA LA AASAY, OO BEEN IYO BUHU BAHAA FARA BADAN AYAA LAGU DAHAARAY, DABOOL ADAG AYAA LAGU DADAY, CULEYS FARA BADAN IYO MIISAAN AYUU CADOWGU SAARA.

QAAR XITAA DIR AH AYAA LA SIRAY OO LOO DIDAY MAGACOODA. SOMALIDU SE WEXEY TIRAAHDAA " SIRAA MA HOODO".

INSHA ALLAH RUNTA WAA LA SOO QODI DOONA!

SIXIRKA SADRIGA DIREED WAA LAGA SAARI DOONA!




Qoraalada iga yaabshay oo uu dhalintaan ka qoreen islamka iyo doorka suuban ay Suure Dir ka dheeshay fiditaanka Dinteena Suuban iyo fiqiyaasha Suure/

1)Qorahan waxaa uu sheegayaa in nin Direed oo looyaqaanya Sh. Yusuf Al Kownin ama Kawnin ama Ka weyne uu alifay qurmada Quraanka xafihiisa sida-- Alif la kor dhabee, La hosdhabe-- iyo higaada ku saleysan af keena hooyo ee Somaliga ah. Waxaa uu sheegayaa in xitaa magacayada Surre ee Fiqi (uu ka yimid Qareen diinta Islamka iyo Shareecada) madaama uu odeyga Surre ahaa wadad ku fidiyay Diinta Islamka oo uu wiilashiisa oo Fiqiyo ah u kala diray daafaha Somalia. Sheikh Yusuf Alkownin wuxuu noolaa 1300 isagoo la ogyahay in uu ka soo guuray Galbeedka dhanka Harar iyo Magaalada Diradhawe agaheeda.

4 Sheikh iyo Yusuf Al Kownina ayaa waxa ay ku kulmeen Buurta(Gubrah) Berbera iyagoo isku dhaarshay in ay diinta islaamka geeska afrika ku fidiyaan. Afarta Beynu Jaho ayayeyna u kala keceen Waqoooyi Sheikh Kownin, koonfur Sheikh Xuseen Al Bale, iyo Labo Galbeed iyo Bari kala tagay. Yusuf al Kownin waxa uu darsay naxwahay Somaliga oo uu alifay habka higaada iyo akhriska Quraanka u fududeysa Somalida. Waana sheekhi la dagalamay Gaalkii Buurta Berbera daganaa. Yusuf Al Kownin waxa uu ku dhashay Harawo tuulada la dhaho meel u dhaw. Culumada Beesha Suure ay ku Abtirsadaan waxaa ay ka soo jeedaa barashadii iyo cilmigii ay Sheikhyadan fidiyeen.

Xuseen Al Baale oo ku aasan konfurta Gobalka Arsi ayaa isagana muslimiyay Booranta beesha ka soo jeeda ee Aruusada oo cabudi jirtay diimo hore of casri Jaahiligii ka soo jeeda kuna Saleysnaa cabudaada Waaqle- Waako oo Boorontu ilaa hada cabudo.

SOMALIDII HORE IYO MAGACII AY ILAAHEY U AQOON JIREEN sida Boorant


Somalidii hore intii aysan Diinta Islamka soo gaarin, waxa ay Illahey u yaqaneen magacyo kala du'duwan sida:

Waaqle
Guule
Weyne
Uume

Hal magac oo guud oo ahaa Waaqle ayaa si aad caan uga ahaa geeska afrika oo ay isticmaali jireen ummada Somaliyeed iyo ummadah kale ee Oromada iyo Cafarta, magacaasina wuxuu ahaa Waaqle.

Oromada Itoobiya dagta waxaa ay u yaqaaneen Ilaahey Waaq, sida Somalidii horena waxaa ay rumeysnayeen in uu Waaqle samada xageeda jiro.

Dadkan Kushitiga ah waxaa ay rumeysnayeen in Waaqle uu mid yahay, uuna isagu kaliya dunida abuuray, kaligiina dunida xukumo.

Waxaa ay xoola dhaqatadii hore ee Oromada iyo Somalida sidaan sheegnay rumeysnayeen in waxa walba oo dhaca uu Waaqle awoodisa ku dhacan isaga kaliyana la weydiisto wax alaala wixii ruuxu u bahan yahay.

Wali dadka Somaliyeed manta waxaa laga helaa kalmado fara badan oo Waaqle loo adeegsado sida magaca Illahey. Tusaale ahaan Waxa uu noo Soo Gudbiyay nin Direed oo loo yaqaano Warsame Awad Liskaan dheer oo tilmaaamaya sidii ay Somalidii hore u istacmali jireen :

Qabiilo fara badan ayaa jira oo magacoodu ku jiro magacan Waaqle:

Gacal Waaq (Dir Gurgure)- Kuwii Illahey Jeclaa.

Siwaaq Roon (Daarood)- Waa kuwii sida Illahey jecelaa ama u roonaa.

Jidwaaq (Daarood)- Kuwii jidka Illahey raacsanaa iyo Tagalwaaq.

Waaqle (Ajuuraan)- Kuwii Illahey lahaa.

Sinjiwaaq (Dir)

Abdul-Waaq- adoonkii Illahey

Magaaloyin Somaliyee ayaa jira oo lagu magacaabo Ceel-Waaq iyo Cabud Waaq


Dhanka kale Somalidu waxa ay Istacmaalaan kalamado fara Badan oo tilmamaya in ay Illahey u aqoon jireen Waaqle oo ay ka mid yihiin:

GarWaaqso- Garta Alle garo ama wixii xaq ah garo oo qaado.

Waligaa iyo Waaqa- oo ah kalmad ay macnaheedu tahay Waligaa iyo Allahaa.

Dhanka kale marka ay Somalidu tiraahdo meeshu waa meel Barwaaqo ah waa meel macnaheedu uu Illahey ku mineystay roob ama Bartii- Waaqle roobka dhigay.

Waxaa kale oo uu sheegay Mudane Warsame, in ay Somalidu u istacmaali jireen kalmada Waaqle siyaabo kale oo ay ka mid yihiin:

Waqal daruureed- Roob weyn
Waaqooyi- Jiihada danka waqooyi oo xitaa ay Booranta aan muslimka aheyn rumeysan yihiin in ay Qibla oo kale u tahay.


Qoraaga Weyn ee loo yaqaan Cerrullie oo ahaa talyaani ayaa sheegay in gobalada dhex 1930 kii ay dadku ku dhaaran jireen "Waa igu Caq Waaq". Halka waqooyiga Somaliyana ay reer waqooyigu ku dhaaran jireen "Waa igu tin niixi, waa igu tin waaq" oo ilaa hada aan macnaheeda la aqoon.

DAAROODKU WAXA AY SHEEGTAAN IN AY CARAB YIHIIN ABOHOOD WEXEY SHEEGAAN IN DOONI LA SOO CARIDAY OO UU BADHAN OO BARIGA KU TAALA KULA KULMAY GABAR DIR AH. WAA SIDEEY DUNIDA KU FIDIYEENE GABADHASNA AY KU SHEEGAN DOONBIRO DIR. HORTA ARINTAAS AY DAROODKU FAAFIYEEN IYAGOO ISKA DHIGAYAY SHARIIFYO MASALEY DUULAYA SIDII ALI BAABA KULA SOO DAGAY GEESKA AFRIKA WAA SHEEKO ISKA KIYAALI AH OO BEEN BEENA SAAD KA ARKEYSAN NIMANKAAN CARBEED EE ASHARAFTA SHEEGANAYA MAGACYO BOORAN "OROMO" GAALO AHA AYAY LEEYIHIIN SHARIIFNA WIILKIISA MAGAC NOOCAASA UMA BIXIYEEN MAGACYADA DAROODKU XITAA DIRKA IYO HAWIYAHA CAWAANKA AH EE IFIQIGA LAMA BAXAAN? HADABA MAXAA KA SI AH DAROODKA?

MIDA KALE DIR DAROOD MA DHALIKARAAN ODEYGA DIREED WAXAA DHASHAY NAAG DAROODA OO HARLA KOOMBE KA SOO JEEDA.

MAR LABAAD AAN KU CELIYO, ODEYGA DIREED YAA DHALAY?

ODEYGA DIREED WAXAA DHASHAY NAAG DAROODA OO HARLA KOOMBE KA SOO JEEDA. MARKA DIR HORTA MA FAANFAANTO OO NIN FAANAY WAA LAX ISNUUGTAY-- DAROODNA ABTI BUU NOO YAHAY HADII UU ABTINIMO SHEEGANAYO DEE MA XUMA. LAAKIN ARINTA IYO SIDUU DAROOD WAX U SHEEGAYO WAXABAA AAD UGA KHALDAN, WAXBEYNA QARANINAYAAN DAROOD DIR WAA KA FILWEYNYAHAY WAAYO XARLA KOOMBE AYAA DIR DHASHAY.

===============================================

Daarood is not an Arab clan but a pure Somali clan and one of the largest and most ancient clans of the Somali clan Family. The very names of the Darood clan attest to their Kushitic origin.

1)Names like Kaskiiqabe, Laylkase, and Kablalah are purely Somali Kushitic names that no Arab would give his name.

2)There are names of major Darood clan names that contain the ancient Kushitic Sky-God (Waaqle-Waako) worshipped still by the Oromo and Afar in Darood names like Jidwaaq, Siwaaqroon, Tagalwaaq, Cabdulwaaq, and other names which point to the kushitic roots of the Darood.

3)The Darood like their other kinsman the ancient Dir clan and Hawiye or the Rahanweyn all originated from Western Somali or the lands occupied by Ethiopia in Haud-Doolo-Jigjiga-Dira Dhabe- area.

4)The Darood, like the Dir and Hawiye, entered the hinterland of Somalia, and occupied the sea coast in the 1400 after they left Ethiopia. And the Darood like their Dir and Hawiye kinsman have sections of their members living in Ethiopia today. In early 1700s, some Dir clans of the north like the Dir Isaaq,Iisas, and Gadabursi and Harti clans of the Darood adopted stories of an Arab orgin with the arrival of Sufis of the Qadiriya tariiqa, some started to write Maanaqibs (biographies) that exalted their for fathers. By the 1800's, all Dir and Hawiyas claimed to have decended from a putative father Aqiil a Benu Hashim and uncle of the Prophet of Islam.

Websitka Wikpediea oo hada ka hor abtirsiimoyin beesha Direed la soo galiyay oo haatan lagu soo bandkigay abtirsiinyada beesha Daarood

http://en.wikipedia.org/wiki/Darod#History

the Qadiriyyah Order, arrived in northeastern Somalia in either the 10th or 11th centuries AD, where he took the daughter of a local Somali chief as his wife.[1] Even though this claim of an Arab origin has been widely publized, there are other theories that point to an African origin of the Darood people.


Qeybtaan kore Daarood carab ayay sheegteen hadana aqri qore kale oo Daarood ah oo sheegaya in ay macquul aheyn in Daaroodka ay Carab yihiin madaama ay leeyihiin magacyo Afrikaan ah ama Kushitig ah sida dadka Ormada, Afarta iyo Sidaamada Itoobiye ee Somalida u dhaw.

Qorahan Daaroodka ah ee ka gadooday Daroodku inay Carab yihiin ayaa waxa uu tilmamay in Ilahyadii hore ee Oromada iyo Somalidii hore oo Ilaahay u yiqiin Waaq ama Waaqle sida ku xusan kalamadahan:

Cabud Waaq
GarWaaqso
Jidwaaq
Siwaaq Roon
Cadul Waaq

Oo wada ah magacyo beelo darood ah in ay farta si qumaati ah ugu fiiqayaan firka daarood in uusan ka soo jeedin Carab ee uu ka yimid Afrikaanka Bariga sida Itoobiya.

Waa Run Dir xitaa waxa ku jira beelo la yirah do SiinjiWaaq, Gacal Waaq, iyo Waaqle ba.

For instance, the Darood like their close relatives the Dir both originated from the interiors of Ethiopia and the Darood names like Koombe, Kablalah, Jidwaaq, Tagalwaaq,Siwaaqroon and other names indicate a Kushitic origin. As a matter of fact the suffix Waaq in these names is derived from the pre-Islaamic Sky-God of the Kushitics Waako or Waaqle still worshipped by the Oromo and Afar Kushitics. Therefore, even though many Somalis whether Dir, Darood or Hawiye are obsessed with claiming an Arab origin, as indicated by I.M Lewis, a Somali history expert, there is no indication of an Arab origin of Somalis who are an Eastern Kushitic race.

HOW ISLAM CAME TO SOMALIA AND ROLE DIR PLAYED

According to our noble Dir brothers of Somalia. The eldest son and most ancient clan of the Somalis. 1) Islam came to Somalia in the first Hijra when the followers of the prophet fled to East Africa and came to Ethiopia as refugees. 2) So Islaam come to Somalia before Mecca was recaptured from the pagan Qurishi. The eldest Son of the Dir Ali madaxweyn who lived at this time around 643 Ad accepted the faith and sent a delegation to the Khilifa in 732-67 Ad. Shortly after that period even the illustrious Sheikh Ahmed (Mohamed Xiniftire studied in Yamen and returned to Somalia via the Dahlak Island where he fathered the Maxamed Xiniftire branch of the Dir which includes The Isaaq Axmed(Maxamed), Biyomaal maxamed ,Gadsan clans.

Agoon History of Islam in Somalia from the Time of Mohamed (Saws)

Shortly after the Hijra (670's) the Quraish or prophet's tribe started persecuting Muslims and hundreds of the prophets followers fled across the Indian Ocean to present day Zaila and through Erithrea.

It was in this period that the Somalis and their cousins the Afar-Oromo-Harararis and other nations of the horn of Africa converted to Islam.

According to most Historians the people of Zaila who were of Dir origin and Issas-Gadabursi-Isaaq origins, Islam became well established by 800 A.D. By the 1300 century the whole horn of Africa up to Kenya and Zanziber we have Muslim cities flourishing and Muslim sulltanes like Ifat and Adal all over Somali.


As a matter of fact, it was in 1300's that the ancient Somali Dir saint Sheikh Yusuf Alkownin (Aw Barkadle) innvented the Alif-La-Kordhabee or Somali way of reading and learning to read the Quran scriptures. And around this time, another Sheikh by the name of Sheikh Hussein Al Bale of the Bale Oromo Arsi region left Northren Somali and Islam was well established in Southren Ethiopia all the way to northren Ethiopia.

So the Islam of Somalia dates back to the time of the Hijra and many Somalis became muslims even before the Prophet Islamized the Arabs and Islam succeded in Arabia.

Later in he 1400 AD, the Qadiriya Sufi order of Sheikh Cabdul Qadir Al-Jilani spread to Somalia and Ethiopia revitalizing the ancient faith and further incorporating more Kushitics. The earliest leaders of Qadiriya Order were mostly from the saintly Dir sub-clan of Surre. The earliest Surre rulers were called Fiqis (Islamic Scholars of Diin and Lawyers of Sharia). The Oldest of the Surre clan the Qubeys and his younger brother, the Abdalles fathered some of the best Islamic Scholars in the 1600 century and they spread the Islamic faith all over the Somali coast. Imam Surre sent his numerous sons whom he named Fiqis to central Somalia, South, and North.

By 1456 AD, he Muslim Kings of Ifat, led by a Somali worrior, Imam by the name Imam Axmed Gurey (Left-Handed) was fighting Ethiopian Christian Habasha kings who tried to conquer Somalilands. W.A.
Back to top


XEERKA DIREED

XEER SOMALIGA IYO XASOORKA DADKA SOMAALIYEED WAXAA ALIFAY OO HINDISAY HEER BEEGTIDA DIREED. XAQA, XEERKA, IYO HABKA XADQUDUBKA LAGU XALIYO XEERBEEGTIDA DIREED AYAA ALIFTAY.

FIIRI, KALMADA XEERBEEGTI, WAA KII XAQA BEEGAY AMA MIISAAMAY. INDHEERGARADKII HORE IYO CUQAASHII HORE EE DIREED WAXA AY AS -AASEEN WAXA LA YIRAAHDO XEER ILAALINTI OO BARIGII HORE AY SUMAD U AHEYD GEEDKA IYO GUDIGA HOOS FARIISATA, WAXA CAADO AHEYD IN QOFKII LAGU XAD GUDBO UU SAMEYSTO XEER ILAALIYAAL (LAYERS) OO AHAA GAR YAQAAN. QAREENO AYAA JIRAY KU TAQSUUSA XEERKA IYO GARTA. RAGA XEERKA YAQAAN EE INDHEER GARADKA AH KALIYA AYAA TALIN JIRAY, BARIGII DANBENA TALIYAYASHA DIREED WAXAA LOO AQOON JIRAY GARAAD.

XADAARADIHII HORE EE DIREED WAXA AY SAMEEYEEN XUKUUMADO ADAG OO AY KU FADHIISIN JIREEN XEERKOODA IYAAGOO DADKOODA IYO DADKA KU DHEX NOOLA BARIGAA SINAAN IYO WALALTIMO KU DHAQI JIRAY. TAASI WEXEY KEENTAY IN MUDO YAR KA DIB MARKII AY BEELAH DIREED KA SOO KICITIMEEN DULEEDKA ITOBIYA IN DADKII DALKA JOOGI JIRAY OO DHAN IN AY HOOS YIMAADAAN XUUKAMAD DIREED OO AY SHEEGTAAN XITAA IN AY DIR YIHIIN.

XEERKII HORE EE MANTA LOO YAQAAN XEER SOMALIGA WAXAA LAGA SOO GAARAY AYAA LA YIRAAHDAA ODEYGII DIREED IYO ABIHIIS AJI.

MAANTA WAXAAD DADKA SOOMALIYEED MEEL WALBA AY JOOGAAN JIRAAHDAAN NINKII XEERKA DIR LAGA SOO GAARAY KA LEEXDA AJI MAAHAN AMA WAA MID AAN HAYSAN XEERKA AJI DIREED.

CAADOYINKII HORE EE DIREED EE DHAQANKA SOOMALIDU KA ASKUMAY DIRKII HORE WAXA AY DIHI JIIREEN WAA HIBOOYIN IYO GARAAD UU ILAAHEY KU MINEYSTAY, OO XAGA SARE KA YIMID OO UU ILAAHEY KU MINEYSTAY.


XUKUNKA GARAADKA

BARIGII DIR AY DALKA KA TALINEYSAY WAXA BEELAHA U TALIN JIRAY GARAADO KA DUWAN HABKA QABIILADAN HADA YIMID GARAADADOODA AY ISKU ARKAAN. BEELAHA DAROOD IYO HAWIYE MAANTA GARAAD WAXA AY U YAQAANAN NIN WAALAN OO KALIGII TALIS AH OO DADKA MAQUUMIYA OO INTA BADAN DHIIGYA CAB AH, AADNA U MASAKAX YAR.

DIRKII HORE EE MAGACAN SAMEYSTAY WAXA AY GARAAD UGU YEERI JIREEN NIN MASKAX BADAN OO GARAADKIISU SAREEY0, GARTAMA WIXII SAN. MARKII WAXA QARIBMAANA AMA DADKIISU IS QABTAAN KALA SAARA OO GARTA U QAADA.

GARAAD DIR WAXA AY U AQOON JIREEN NIN BARTA HEERKA IYO SIDA GARTA LOO QAADO.

MARKA DIRKII HORE WEXEY KU QEEXI JIREEN GARAAD, NIN GARTA U AADA DADKIIS.


CIDAMADII HORE EE DIREED

CIDAMADII HORE EE DIREED 1000 SANO KA HOR AYAY BIXIYEEN, OO ALIFEEN HABKA IYO XEELADAHII DAGAAL EE ILAA 1990 AY ISTACMAALI JIREEN CIDAMADA SOMALIYEED EE DOWLADA SOMALIYEED.

DIRKII HORE WAXA AY ARUURIN JIREEN WIILASHA YAR YAR MARKII AY QAAN GARAAN OO AY 15 JIRSADAAN OO AY U XULI JIREEN UNUG UNUG (UNITS) . UNUG KASTA WAXAA LA ORAN JIRAY (JIIL AMA JAAL) (COMMARADS). SIDAD OGTIHIIN SIYAD BARRE OO AHAA NIN WAX BADAN OG AYAA WAXAA UU KA EEGTAY KALMADII (JAALE) FIKRADII HORE EE DIREED.

DIRKII HORE KOMANDAHA CIIDANKA WAXAA AY UGU YEERI JIREEN ABAN DUULE AMA AMAAN DUULE. HORE JOOGAYASHA CIIDANKA WAXA AY U JAQAANEEN GAASHANLE, CIIDANKA KUN KOR UDHAAFANA GUUTO.

MUDANE WAA: MAGACA DIREED
SIDA MAR DHAW INOO CADAAN DOONTA TAARIKHDII DIREED EE HORE WAA LA AASAY, OO BEEN IYO BUHU BAHAA FARA BADAN AYAA LAGU DAHAARAY, DABOOL ADAG AYAA LAGU DADAY, CULEYS FARA BADAN IYO MIISAAN AYUU CADOWGU SAARA.

QAAR XITAA DIR AH AYAA LA SIRAY OO LOO DIDAY MAGACOODA. SOMALIDU SE WEXEY TIRAAHDAA " SIRAA MA HOODO".

INSHA ALLAH RUNTA WAA LA SOO QODI DOONA!

SIXIRKA SADRIGA DIREED WAA LAGA SAARI DOONA!


[i]MAGACA DIREED MARKA LA SOO BAARAY WAXA LAGU SIFIYAY DOOR MACNE

1. DIR WAXAA LA YIRAAHDAA DAD (GENERIC TERM FOR PEOPLE)

2.DIR WAXAA KALE OO MACNEHEEDU NOQONEYSAA "FIR" AMA WAX LAGA SOO ASKUMAY, DUNJI, AMA ABKII HORE.

SOMAALIDII HORE AYAA WAXA AY DHIHI JIREEN " NEEFKA XOOLAHA AH DIRKIISU WUXUU KA SOO JEEDA" IYAGOO U JEEDA WAXAA UU KA SOO FARCAMAY.

3. DIR WAXAA LA DHIHI KARAA WAA NIN (MAN). WAXAA KALMADAN XITAA KU DHAWDAHAY KALMADA (DHIIRI) OO AH NIN GEESI AH OON CABSAN.


MAGACA DIREED WAXA LAGU MAGACAABAY LABA MAGALO OO KALA AH DIRADHABE IYO BANADIR.

MID WAXAA BAXSHAY BEEL WEYNTA GURGURE-AKISHO (MAXADWEYNE DIR) OO QARNIGII 1300 MAR AY LA LOOLALTAMAYEEN OROMADA AY GUULO FARA BADANA KA SOO HOYEEN OONA AY KA QABSADEEN MEEL FAGAARO AH OO AY U BAXSHEEN " DIRAA-DHABE" AMA MEESHII UU DIR KA TAAGAY WARANKIISI.


DHANKA KALE, 1500 XILIGII AY OROMADA XOOGEYSTEEN AYAA WAXAA DHACDAY IN BEEL DIREED OO GALBEEDKA DAGAN AY SOO RIIXEEN CIDAMADII XABASHIDA EE GUREY LA DAGAALAMAY IYO GAALADII XILIGAAS LA SOCDAY EE PURTAQIISKA, BEESHAAN DIREED OO AAN MANTA U NAQAANO BIIMAAL AYAA KA SOO GUURTAY WAQOOYI GALBEED OO SOO DAGTAY GOBAL AY WAAGAAS U BAXSADEEN --BANADIR-- AMA BANKII DIREED. BARIGAAS OO AY BEESHAN DIREED EE BIMAAL KA SOO TAGTAY GALBEEDKA-WAQOOYIGA WAXA KA HARAY LA IYAGA KA MID AH OO MANTA DALKAAS DAGAN OO " GAADSAN AAN U NAQAAN HADTAN.[/i]

DAROODKA GABEYGAAN SAMEYAY DIR AYAY ISAAQ UGU YEEREEN ISNA DIRNIMO KU JAWAABAY MARKA. DAROOD INKIRA ISAAQ WAA DIR IYO MID HADII DIR ISAAQ INKIRO DIR KU ODHAN ISAAQ WAA DIR WAAD ARKI YAA WAALAN

MUDANE WARSAME: Isaaq waa Dir akhri Gabeygii Guba
GABEEYGII GUBA- Isaaq waa Dir

Gabeyga guba waa gabey uu nin ka bilaawday nin Dhulbahante ah oo rabay in uu Ogaadeen iyo Isaaq isku diro, oo dagaal ka dhex oogo labadaan beelood ee wada daga.

Ninkii Dhulbante oo ahaa CALI AADAN (Dhulbahante) Ogaadeen waa doqomo ayuu yiri oo Isaaq ayaa doolo (baad) ka qaada.


Erayadii CALI AADAN (Dhulbahante)

Doqonkii Ogaadeen ahaa Doollo laga qaadye
Loo diid Dannood iyo hadduu degi lahaa Ciide
Nimanbaa dalkoodiyo xukuma labadi daaroode

Habar-Yoonis bay uga durkeen degeladoodiiye
Dullinimo inay qaayibeen waxaw daliilkiiya
Dadba weli ma arag Reer-Subeyr duul ka soo baxaye


Dooyiyo dabriyo weerar iyo malaha duullaane
[b]Ninnaba uunka kama dawladsana Dir iyo Daaroode [/b]
Ilaah baa dabkoodiyo sandahay danabadoodiiye
Dadka uguma liitaane wey diriri waayeene
Afartaa sidii dalab la riday maysu daba joojay
Da'daan kaga bilaabiyo miyaan deelki ka habawshay
Ma dalleeyay deelqaafku waa kaa dilaa gabaye
Dacwad kalana waa Reer Xirsiga halan dareensiiyay

http://members.tripod.com/gabayo/cali_dhuux.htm


Ninkii Ogaadeen isagoo xanaqsan ayuu gabey ku jawaabey oo yiri:

1. Isaaq (Idoor) waa Dir oo yaa la da'ah, Isaaq waa Dunji (Sinji Habar Magaadle). Ninkaan Direed ee i dilay adaa iga daran oo Darood ila sheeganaya (Isaaq Dir weeyee hadduu duulan soo kiciyo
Dunji Habar Magaadluhu hadduu dabarka soo gooyo
Dunbuq iyo rasaastana hadduu debecsanuu siiyo)


Aday dilaye goormaa Isaaq Doollo iga qaaday
Maxaa libinta Daarood lahaa dabacayuun siiyey
Hadday Dubaxul uga heesayaan dacarba waan siine


Miyey haatan daab iyo ul iyo kaga cabbaan dawlis
Dusha daalis oo dibi dhaloon loo danbarinaynin
Oo kii lahaa diideybay sidig ka doontaaye
Kuwan derisnay dooxeer haddaan sebenka daduunsho


Waxa adiga duug kaaga noqon yayga degi waayey
Gabdhaha doonnan dadabtan dhisniyo xidid dariiqaynta
Kuwaan dihannay diricay dhaleen waa dareeemadae
Muslinka hayga didin yaan ibleeys dawyo kaa ridine


Darka jabay dilaalkio dhulkuu dabadku meeraayo
Deeqii Illaahay halkuu xuliyey daadkiisa
Ii daa dugaag iyo Hartay igaga deyraanne


Iidoor Dir weeyee hadduu duulan soo kiciyo
Dunji Habar Magaadluhu hadduu dabarka soo gooyo
Dunbuq iyo rasaastana hadduu debecsanuu siiyo


Horta yaa la da'a wayla yaab dawyadaad xuliye
Ogaadeen ka daan iyo ka daan doolo soo gudubye
Diinkaan akhriyey way imaan dooy raggii jiraye
Dunji maalintaa waxad qabtaan waan u daahirinne


http://members.tripod.com/gabayo/qamaan_bulxan.htm

Markii ay sheeko halkaas mareyso ayaa nin Habar Yonis Yawle la yiraahdo oo katirsan beesha Beyle Ugaadhyahan ee Cismaan Beyle.
Gabeygii soo galay oo u jawaabay Daroodka isagoo sheeganaya:

1.Isaaq waa Dire hadii uu duulan soo qaado

2. Daaroodkana in uu dalka soo dajiyay Isaaq oo Dir ah oo ay Gabadh Doonbiro la yiraahdo siiyeen


Xigsi iyo wareysigii Mudane WAA


Post subject: DIRKA IN LA ISTICMAALO AYAA HABOON, HADII AAD DIRTA TIRAHADO Reply with quote
DIRKA IN LA ISTICMAALO AYAA HABOON, HADII AAD DIRTA TIRAHADO NINKII GABAR AYAAD KA DHIGEYSAA

Horta Dir-ta in la isticamaalo waa khalada. Oo magaca Direed ma aha magac qof Durmar ah, waa nin marka waxa haboon in la yiraahdo Dirka.

Dirta- waa sida Gabarta, Inanta, iyo Naagta. Oo magaca saas ah waa lab-- meesha uu dhadigu ka yahay Ninka, kalamada -ta waxa ay raacdaa magaca Durmarka.


Bari hore ayaa waxaa la yiri nin Direed ayaa u yimid niman qolo kale ah markaas ayaa mid ka mid ah ayaa waxaa la yidhi uu ku yiri ninkii Direed, " War ninkaagan Dirta kibir badanidaa". Ninkii Direed ayaa xanaaqay oo ku yiri ninkii dib danbe ha ii dhihin (Dirta) meel baad igaga dhaceysaaye ee dheh (Dirka). Ninkii shisheeye ayaa ku cel celiyay Dirta, Dirta!!! Bilaawe (ama Qulaxad) ayuu afartii nin ee u qafay ayuu ladhacay oo uu ku dhagaroway. Waa sheeko run ah... waxaana la oran jiray qisadan kii (Ta) iyo (Ka) ku dilay afarta.

Marka Saxiibayaal naga Daaya Dirta oo Dirka dhaha , in kastoo aysan manta jirin rag Direed oo sidaa magaca ugu dhinta hadana aan xusno oo dhowrno magacan.



MADAXWEYNE DIREED TALO SURRE KU SOCOTA

Salaama dhaman dhalinta Ali madaxweyn,

1000 sano ka hor ayaa la yidhi baa boqorkii Direed ee Madax weyn kula taliyay Dir oo dhan wada jooga ha kala guurina, taladii uu gooyay qaar baa diiday oo iska jaqaafiyay iyagoo bari, koonfur, iyo jihooyin kala duwaan u kala jaqaafiyay

ka dibna waa la kala lumay

beelaha sida foosha xun u lumay ee ku kala firiray hawiyo iyo daarood oo laba waraabe dadow ah waxaa ka mida Suure oo dhibo fara badan kala kulmay ka firirikiisi, walina garowsan sidii uu isu soo ururin lahaa ama Dir kii kale isgu yeedhi lahaa.

dad cadow ku ah oo waraabe dadow ah oo darood iyo Hawiye ba leh ayaa habsamiyay

Surre cimamadii baa ka dhacday
Surre taladiisi baa farah ka haaday
Suree waa dawakhay oo
waxaa weysadiisi ka jabshay Warabayashan uu la nool yahay
Maxaa surre u eg?

Barigii hore garta curudakaa lahan jiray
Talada Madaxweyn dir ee wagii la diiday baa soo baxday


Surre noo soo dhawaada


geedigu waa galbeed
gayigii direed waa galbeed
gesiyaddii iyo gamastuba galbeed bey jirtaa

waxaad mooda in nimankan reer bariga ah ee surre ay naga yara horeeyaan oo ay marxalado qalafsana ku jiraan

surre waxaa ay ku hoos jiraan oo ku hoos habsaameen hawiye iyo darood oo ay ku wareereen

waxaan jecelaan lahaa in aan wanino oon u soo rarno ama u soo uruurino galbeedka dalka *akishiyo gurgure waxaan qabaa in ay ku noolan karaan 20,000 oo surre ah oo ay xitaa noo faa ideyn lahayen oo aan dowlad adag ka dhisi leheyn xagaa galabeedka oo ay Ciise, Gadabuursi, Isaaq ,gaadsan iyo madaxweyn dirba ka dhaw yihiin

xumaan uma jeedo huuno laakin waxad moodan waad kala lunteen meel aad isgu tagtaana garan meysaan.

si sahlan xaga loo badan yahay u soo guura

geedigu waa galbeed
gayigii direed waa galbeed


DUCO DIREED

DAA'IMOW ADAA LAFAHEYGA DAABACAY OO DIR IGA DHIGAY. WAXAN KAA DALBADONA MA WAAYI JIRINEE DURIYADA DIREED IYO DOWLADOHOODA KALA DAATAY DIB ISUGU YEER.


AAMIIN AAMIIN AAMIIN


Websitka Wikpediea oo hada ka hor abtirsiimoyin beesha Direed la soo galiyay oo haatan lagu soo bandkigay abtirsiinyada beesha Daarood

http://en.wikipedia.org/wiki/Darod#History

the Qadiriyyah Order, arrived in northeastern Somalia in either the 10th or 11th centuries AD, where he took the daughter of a local Somali chief as his wife.[1] Even though this claim of an Arab origin has been widely publized, there are other theories that point to an African origin of the Darood people.


Qeybtaan kore Daarood carab ayay sheegteen hadana aqri qore kale oo Daarood ah oo sheegaya in ay macquul aheyn in Daaroodka ay Carab yihiin madaama ay leeyihiin magacyo Afrikaan ah ama Kushitig ah sida dadka Ormada, Afarta iyo Sidaamada Itoobiye ee Somalida u dhaw.

Qorahan Daaroodka ah ee ka gadooday Daroodku inay Carab yihiin ayaa waxa uu tilmamay in Ilahyadii hore ee Oromada iyo Somalidii hore oo Ilaahay u yiqiin Waaq ama Waaqle sida ku xusan kalamadahan:

Cabud Waaq
GarWaaqso
Jidwaaq
Siwaaq Roon
Cadul Waaq

Oo wada ah magacyo beelo darood ah in ay farta si qumaati ah ugu fiiqayaan firka daarood in uusan ka soo jeedin Carab ee uu ka yimid Afrikaanka Bariga sida Itoobiya.

Waa Run Dir xitaa waxa ku jira beelo la yirah do SiinjiWaaq, Gacal Waaq, iyo Waaqle ba.

For instance, the Darood like their close relatives the Dir both originated from the interiors of Ethiopia and the Darood names like Koombe, Kablalah, Jidwaaq, Tagalwaaq,Siwaaqroon and other names indicate a Kushitic origin. As a matter of fact the suffix Waaq in these names is derived from the pre-Islaamic Sky-God of the Kushitics Waako or Waaqle still worshipped by the Oromo and Afar Kushitics. Therefore, even though many Somalis whether Dir, Darood or Hawiye are obsessed with claiming an Arab origin, as indicated by I.M Lewis, a Somali history expert, there is no indication of an Arab origin of Somalis who are an Eastern Kushitic race.
Back to top

\
PostPosted: Thu Nov 22, 2007 10:31 am Post subject: Darood history Reply with quote
Daarood is not an Arab clan but a pure Somali clan and one of the largest and most ancient clans of the Somali clan Family. The very names of the Darood clan attest to their Kushitic origin.

1)Names like Kaskiiqabe, Laylkase, and Kablalah are purely Somali Kushitic names that no Arab would give his name.

2)There are names of major Darood clan names that contain the ancient Kushitic Sky-God (Waaqle-Waako) worshipped still by the Oromo and Afar in Darood names like Jidwaaq, Siwaaqroon, Tagalwaaq, Cabdulwaaq, and other names which point to the kushitic roots of the Darood.

3)The Darood like their other kinsman the ancient Dir clan and Hawiye or the Rahanweyn all originated from Western Somali or the lands occupied by Ethiopia in Haud-Doolo-Jigjiga-Dira Dhabe- area.

4)The Darood, like the Dir and Hawiye, entered the hinterland of Somalia, and occupied the sea coast in the 1400 after they left Ethiopia. And the Darood like their Dir and Hawiye kinsman have sections of their members living in Ethiopia today. In early 1700s, some Dir clans of the north like the Dir Isaaq,Iisas, and Gadabursi and Harti clans of the Darood adopted stories of an Arab orgin with the arrival of Sufis of the Qadiriya tariiqa, some started to write Maanaqibs (biographies) that exalted their for fathers. By the 1800's, all Dir and Hawiyas claimed to have decended from a putative father Aqiil a Benu Hashim and uncle of the Prophet of Islam.

PostPosted: Thu Nov 22, 2007 10:31 am Post subject: Darood history Reply with quote
Daarood is not an Arab clan but a pure Somali clan and one of the largest and most ancient clans of the Somali clan Family. The very names of the Darood clan attest to their Kushitic origin.

1)Names like Kaskiiqabe, Laylkase, and Kablalah are purely Somali Kushitic names that no Arab would give his name.

2)There are names of major Darood clan names that contain the ancient Kushitic Sky-God (Waaqle-Waako) worshipped still by the Oromo and Afar in Darood names like Jidwaaq, Siwaaqroon, Tagalwaaq, Cabdulwaaq, and other names which point to the kushitic roots of the Darood.

3)The Darood like their other kinsman the ancient Dir clan and Hawiye or the Rahanweyn all originated from Western Somali or the lands occupied by Ethiopia in Haud-Doolo-Jigjiga-Dira Dhabe- area.

4)The Darood, like the Dir and Hawiye, entered the hinterland of Somalia, and occupied the sea coast in the 1400 after they left Ethiopia. And the Darood like their Dir and Hawiye kinsman have sections of their members living in Ethiopia today. In early 1700s, some Dir clans of the north like the Dir Isaaq,Iisas, and Gadabursi and Harti clans of the Darood adopted stories of an Arab orgin with the arrival of Sufis of the Qadiriya tariiqa, some started to write Maanaqibs (biographies) that exalted their for fathers. By the 1800's, all Dir and Hawiyas claimed to have decended from a putative father Aqiil a Benu Hashim and uncle of the Prophet of Islam.

PostPosted: Thu Nov 22, 2007 10:34 am Post subject: Somaliland Protectorate Dir Clan Reply with quote
Beesha Dir iyo Beelaha kale English

http://www.civicwebs.com/cwvlib/africa/somalia/1995/reunification/appendix_4.htm


http://www.civicwebs.com/cwvlib/africa/somalia/1951/general_survey/chapter_9.htm#B.

A General Survey

of the

Somaliland Protectorate

1944 - 1950

(C. D. & W. Scheme D.484)

by John A. Hunt, M.A., F.R.G.S., F.G.S.


449. Dir, the father-in-in-law of Darod, is said to be the uncle of Esa Madoba and brother of Hawiya Irrir, who founded the Esa tribe of Zeit and the Hawiya of Somalia respectively. Ram Nag, the great-grandfather of Dir, and Samarone the patriarch of the Gadabursi, are of unknown origin, but probably Arabians who landed at Zeila.
450. The Somalis were originally Sunni Mohammedans of the Kadirieh sect. The Ahmedia of 1870 became Anderawieh and later Sheickh Mohamed Salih founded the Saleher sect, now followed by many Somalis. Practically the Somali race is Moslem.
451. The following brief historical notes have been extracted in part from Jardin's "Mad Mullah of Somaliland" (Jardine 1923): --
circa 1200 Isaq and Darod, patriarchs of the Somali race, landed on Makhir coast.
1500 Turks at Zeila.
1516 Zeila burnt by Portuguese
Back to top

DIR CLAN -SOMALI GALBEED OGADENYA Reply with quote
RESPONSE TO A MAN WHO CALLED SOMALI GALBEED OGADENYA AND THE AREAS DIR CLAN OCCUPY-NOT THIS WRITER WAS NOT DIR



Now lets see how the 9 provinces of Somali Galbeed and its 48 districts were divided and who setelles where:

1. Gobolka Shiniile
2. Gobolka Jig-jiga
3. Gobolka Jarareed
4. Gobolka Nogbeed
5. Gobolka Qoraxay
6. Gobolka Doollo
7. Gobolka Shabeele
8. Gobolka Liibaan
9. Gobolka Afdheer

Gobolka Jigjiga 6 districts no Ogaadeen 0%

1 Awbare (Gedabursi)
2 Dhagaxle(Dir)
3 Gursum(Dir)
4 Jigjiga( capital shared by all, no Ogaadeen)
5 Qabri Bayax(Abskuul)
6 Wajaale(Habar Awal)
7 Xarshin(Habar Awal+Arab)

Gobolka Shiniile 7 districts not a single Ogaadeen 0%

1 Diridhabo(Dir Ciise, Gurgure +Oromo)
2 Shiiniile(Dir , Oromo)
3 Ayshica(Dir, Oromo)
4 Danbal(Dir, Oromo)
5 Erar (Dir Gurgure, Oromo)
6 Afdam(Dir, Oromo)
7 Ma,ayso(Dir,Oromo)

Gobolka Dhagaxbuur 4 districts

1 Awaare(Ciidagale)
2 Dhagaxbuur(Dir-Gaadsan, Sheekhaal , Ogaaden)
3 Dhagaxmadow(Ogaadeen)
4 Gaashaamo(Habar Yoonis)

Gobolka Wardheer

1 Bookh (Harti)
2 Danood(Harti +Dir Habar Yoonis)
3 Galaadi( Majerten)
4 Qoriile( Majeeren)
5 Wardheer(Harti, Habar Gidir, Mareexan)


Jigjiga is shared by Jid-waaq,Dir Gadabursi,Arab, Makaahil(Sacad Muuse), some Dir Jaarsa/ Oromo and originally it was a Dir land , Some Akiishe Dir were driven from Jigjiga in 1860 by the Bartires and their Garaad Wiil Waaal. Nevertheless Akiishe and Gurgure still share the city with rest of Somali tribes. Also there are many other Dir groups like the Noole/Jarso who are heavily Oromized and have a double identity.


http://www.britannica.com/eb/topic-164792/Dir

WHERE THE DIR LIVE ACCORDING TO THE BRITANNIC ENCYLOPEDIA

...chiefly inhabiting the area on both sides of the middle Shabeelle and south-central Somalia; and the Isaaq, who live in the central and western parts of northern Somalia. In addition, there are the Dir, living in the northwestern corner of the country but also dispersed throughout southern Somalia, and the Tunni, occupying the stretch of coast between Marka and Kismaayo. Toward the Kenyan...

(Jiido Dir ? and Garre war according to South African paper)

Inter-clan fighting ravages Somali villages
Mogadishu - At least 16 people died when inter-clan fighting erupted in three villages in the southern Somali region of Lower Shabelle on Wednesday.

The victims included five children who drowned in the Shabelle River when a boat they were using to flee the violence overturned.

Twenty-seven people were injured in the fighting, said reports.

The fighting pitted the Garre, a subclan of the larger Hawiye group, against the Jiddo, a subgroup of the Dir clan, in Badar, Farhan and Fatkeerow villages of Qoryoley district, elder and mediator Bakar Mayow Ali said by field radio.

Somalia has been without an effective central government, and racked by inter-clan warfare, since the dictator Mohamed Siad Barre was overthrown in 1991.

Ali Mohamed Arale, an assistant minister in the transitional national government in Mogadishu, confirmed the fighting had taken place and implored the warring sides to end the violence.

"We urge both brotherly communities to resolve their differences amicably and stop the use of guns," said Arale.

Local elders were also trying to persuade the two groups to end the violence.

Fighting flared when cattle belonging to the Garre community destroyed crops on farms owned by Jiddo farmers, said another elder in the area. - Sapa-AFP

Published on the Web by IOL on 2002-01-23 18:12:02

http://www.civicwebs.com/cwvlib/africa/somalia/1995/reunification/appendix_4.htm
http://www.addistribune.com/Archives/2003/10/10-10-03/Somali.htm
NORTHERN DIR

Hargeysa vs Nairobi
Somalia and its collection of clans is well studied; and the Somali clan affiliations and territories are unmistakable, and so are the northern Somali Dir clans. From a historical clan perspective, the Dir clan (north and south) had almost always their fair share allotted to them by other Somali clans; and of course from a clan perspective, they expected a fair share from others.

However, for the first time in Somali clan history, without the presence of the northern Dir clans (mainly the Isaaq) and authorities, other Somali clans are plotting the future of Somalia. With the leadership of some prominent individuals, in a gathering of Isaaq elders in Burco, Hargeysa and in Ceerigavo, the elders came to the conclusion to attend the Somali conference and get their fair share as allotted to them by their Dir brethren.
Back to top

agoon
Guest

No comments:

Blog Archive