Thursday, May 19, 2011

Deeganada Cabas Muuse (Qore Nin Cabas Muuse ah oo Bari Dagan)

Deeganada Cabas Muuse
(Qore Nin Cabas Muuse ah oo Bari Dagan)



Cabas muuse waxaa uu dagan yahay gobolka sanaag gaar ahaan magaalooyinka iyo tuulooyin aan si gaar ah looga la hayn maanta sida magaalooyinka
baran , hadaaftimo, laasqoray, yube, iyo dagmada ceerigaabo, waxay ku teedsan yihiin reer guuraagooda buuraha calmadow halkaas ay ku lee yihiin dhul beereed ay ka baxaay qaadka iyo dhamaan qudaarta inteeda kale halkaas oo lagu magacaabo (daadlay)

Cabas muuse waxaa uu dagan yahay gobolka sanaag gaar ahaan magaalooyinka iyo tuulooyin aan si gaar ah looga la hayn maanta sida magaalooyinka
baran , hadaaftimo, laasqoray, yube, iyo dagmada ceerigaabo, waxay ku teedsan yihiin reer guuraagooda buuraha calmadow halkaas ay ku lee yihiin dhul beereed ay ka baxaay qaadka iyo dhamaan qudaarta inteeda kale halkaas oo lagu magacaabo (daadlay) ayna si qaas ah beerahaa u leeyihiin khayraadka bada
waxay kaluumaysato ka yihiin magalada laasqoray iyo dhamaan xeebaha bariga iyo waqooyiga waxaa wax ka aasasay magalada sheekh nimankaa cabas muuse qaar ka mid ah oo deeganaa buuraha sheekh galayna mudo hore halkaas waxaa ii sheeay oday cabas muuse ah aan la sheekaystay oo magacisa la yiraahdo maxaud cumar axmed bulqaas jawaabo awooda saleebaan c/le e halkaan aad iyo aad bay ubaaladhan tahayin kastoo dhaqaalo xumo iska jirto misena waa dad isku xiran oo badan ayna lee yihiin ciidan ka difaaca cadawgooda

abtisiinyaha cabaas muuse
cabaas muuse wuxuu dhalay 1
maxamed cabaas
maxamed cabaas wuxuu dhalay 1
cabdikariim maxamed
cabdikariim maxamed wuxu dhalay1
yuusuf cabdikarim wuxu dhalay1
yuusuf cadakariim wuxu dhalay6
1.maxamed yuusuf
2.hasgim yuusuf
3.abakor yuusuf
4.axmed yuusuf
5.ugaadh yuusuf
6.bare yuusuf
bareyuusuf wuxu dhalay 2
1. fataax bare
2.faarax bare
farax bare wuxu dhalay 1
cigaal faarax
cigaal farax wuxu dhalay3
1.maxamed cigaal
]2.faahiye cigaal
3.axmed cigaal
farax bare wuxu dhalay 4
1.sharmaake farax (bah adaan yacquub)
2.faatax farax(bah adan yacquub)
3.samatar faarax (bah adan yacquub)
4.cali farax (bah jibriil siciid)
sidaas iyo nabad galyo

Subject: Akhrista Taariikhdan uu ii soo Diray nin Cabas Muuse ah oo J
Posted By: Agoonhis Member

Posted At: 5/4/05 2:52 am
Reply

Waan idin Salaamay

Dhawaaan Waxaa ila soo xiriiray nin ah Cabaas Muuse oo ku dhashay gobolada Sanaag Ceeri Gaabo oo iiga waramay Taariikhda Cabbas Muuse.

Inkastoon Maqli Jiray nimankan Taariikhdood oo la ii sheegay nimanka Waqooyiga ugu Tajirsan oo xukun adag lahaa iney yihiin waxaan ka maqli jiray S. Cabdallaha.

1) In nimankaa lala dagaalamay oo loo adeegsaday awoodo shisheeye oo Carab Yaman oo adeegsanaya qori (Muscat) la yiraahdo iyo Harti iyo qabaail Darood iyo qaarkale lehba isugu tageen.

2) Sida uu ii sheegay ninkan ku soo dhex barbaaray ragaas waxa uu dagaalkii lagu qaaday ragaa uu bilawday 1870 kii ka dib markii Suldan Cali Dable oo horay uga cararay Cabaas Muuse 1850 dii uu ka soo dagay dakada Xiis iyo Maydh oo isagoo wata ciidan Dhulbahante-Warsangali iyo Majerteen ay cagta mariyeen Cabas Muuse.

4) Waxaa wali Baran iyo Laas Qorey dhexdeeda ku yaala geedkii ay Warsangaliga hoostiisa Yibirka ku siyeen gabarta si uu u sixro Cabaas Muuse, Cidaankii 16,000 nin oo carab qoriga Muscat watana ka amba baxeen.

5) Waxaa ilaa hada geedkaa Rifey ee lagu asmeeyay Cabaska is taaga baaburta oo u mahad naqa Yibirkii iyo xus guushii weynayd darteed.


walaal hadaan kaaga jawaabo magacaa curdudub baa jira waxaana magacaa lagu xantaa qolada cabas muuse mana jirto cidkale o sanaag dagta oo reerka ah magadlahaa wax kama aqaan lakiin curdudubkaad maqashay waa cabas muuse.

Waana magac xun ay kaga jawabaan nimankaa waxay markaa gacanta ku hayan. (Weey neceb Yihiin)

Walaal magcaa aad maqashay tariikhdiisa hadaad ubana tahay waa kuu soo gudbinaya iyo sida luugu bixiyay nimankaa magacaa waa magac lagu qasbay ,ka dib markii boqorkii cali dable ee warsangaliga ahaa uu gumaad ugaystay nimankaa
iyagana markaa ka talin jiray gobolka sanaag maanta loo yaqaan.




Nimankaa cabas muuse waxay daganaan jireen dhulkaa manta warsangali dagan yahay waxaayna ahaayeen niman aad iyo aad xukunkooda u adag yahay ayna si ka baxsan biniiaadam nimadii ula dhaqmeen warsangaligii waagaa iyo dadkii halkaa daganaa.

Sanaag waa meesha ugu qaboow somaliya qaarkeed ka dib xiliga banaha uu jiro iyo dhaxan ta ayay warsangaliga usoo rari jireen buulahaa iyo deegamada baadiyaha ah dhaxantana halkaa ay ku leen jirtay warsangali xiliga xagaga ahna ay u dhaadhicin jireen xagaxeebta ay kulelaha ilaa al aankaa warsangali makhaaxiyaha buu kaga shakaystaa.

Nimankaa cabas iygana waxay samayn jireen markay qaboobaha u dhaadhiciyaan iyagana ay udhaadhicijireen xaga xeebta markay xebtana noqoto kulayl ay soo aadi jireen buuraha calmadow oo markaas jawigeeda macaan yahay nimankan cabas ah oo markaa xukunkoodu adkaa ayna ku dhaweeyeen warsangali inay gumeeyaan oo ay hartinimada ka saraan.

Waxay saa ku hayaanba (Warsangaligii Cabas Muusuh )ayaa waxaa soo baxay nin boqor u noqday warsangali Boqor Cali Dable waxaa uu ku soo koray Yaman ka dib markuu ka cararay xukunkii adkaa ee tulkiis lagu hayay oo Cabass Musuhu ku hayeen.

Ayaa waxaa uu soo kaxaystay niman Yamani ah oo soo siiyay hub ka dibna uu ka soo dagan xeebaha sanaag(isagoo Harti, Carab iyo Gulf adag oo ilaa 800 oo caraba oo hubeysan wehliyaan).

Halkii laga rabay in dagaal layskala horyimaado ayaa waxay soo kaxaysteen nin Yibir ah waxayna siiyeen gabar Warsangali (Cararo) ah waxayna yiraahdee waxaan rabnaa nimankaa noo sixir nimanki Cabas Muuse oo awoodoodu maraysay meel sare ayaa waxaa ku dhacay halmaalin oo qura waxaan laga sheegayn karin.

Waxaa uu yibirkii samayay sixirkii ka oo uu ku samayyay buurta calmadow geedbuuna ku falay nimankaa geedkan oo magaciisa la yiraahdo ayna warsan gali ula baxayn markay guulaysteen (geed la Rifay).

Waxaana ilaaha hada geedkaa uu kuyaalaa wadada u dhaxaysa baran iyo laasqoray waxana geedkaa uu ku yaal wadada dhinaceeda oo markaad marayso arki karto gaariga haddii aad ka dagto waxana uu ku yaal wadad dhinaceeda geedkaana maanta waxaa uu la eg yahay halmitir iyo sideetan waxayna tariikhdaa ahayd 1870 kii nimankan oo loo gaystay dhibaatadan ayaa markay sixirkii iyo falkoodii xumaa ku samayeen nimankan.

nimankaa waa niman taariikhaa soo maray hadana ay yihiin niman wax ka dagan gobolka sanaag waxna l qabsada warsangali \


waxana barlamaanka ku jira nin la yiraahdo maxamed xuseen huruuse oo lagu magacaabo (shiine)waana laga helaaa goboladaa waqooyi barlamanka somaliland shiine uu ku jiro

waxay wax kaga jireen maamulka p/land agaasimaha guud ee wax barashada p/land mude Cabdulaahi Axmed bulqaas hana ku sugan kiinya ka dib markii maamulka laga ceeriyay laguna badalay booskiisa nin warsangali ah hadana ay jagana ka hayn puntiland .

=============================
CABDALLE YAA LA DHASHAY?
Suure (Qubeys and Abdalle Gutaale &maxamed Gutaale=
Abdalle (Gutaale)and maxamed Gutaale Habar Deel
The Abdalle are 4 subclans and an Uncle"the Habar Deel"
=Maxamed Gutaale(Habar deel

o
 Samater naleeye.
 Maxamud Naleeye.

Abdi Abdalle

o Fiqi Muxumed




SAAXIIB KA FIIRSO WAXAAD QOREYSO IYO AFKAAGA
SAAXIIB KA FIIRSO WAXAAD QOREYSO IYO AFKAAGA

CABBAS MUUSE SAAD MOODO MAAHAN OO WA DAGAAL KU JABIYAY IYO AWOOD U SOO DHAWAN KARTA MA LAHAN.

NINKAAN WARKA KUU SHEEGAYO EE AH CABBAS MUUSE WAA LA SIXRAY IYO NIN YIBIRAA LOO GEEYAY WAA WAX QURAFAAT AH.

WAA RUN QARNIGII 1800 WAXAA MEELO BADAN OO DALKAAS KA MID AH XUKUMI JIRAY CABBASKA WAXAAN LA DAGAALAMAY BEELAH DALKAAS DAGAN- WARSANGALI- BEELAH HARTIGA IYO QAAR KA MID AH ISAAQ.

DAGAALKAAS WUXUU AHAA MID DHAQAALE. CABBASKA WAXAA ILAA HADA AY CADOOGOODU KU TILMAMAN RAX XUKUN ADKAA OO ILAA HEER GUUMEYSI KU HAYAY DADKAAS- WA SIDA AY IYAGU HADALKA U DHIGAAN.

CABBASKA WAXA KALE OO AY AHYEEN BEESHA UGU TAJIRSAN DALKAAS. MARKII LALA DAGALAMAYNA WAXAA LOO ADEEGSADAY HUB IYO GURMAD CADOWGOODA CARABTA UGA YIMID XAGEEDA SIIBA SOCQOTORA IYO YAMAN.

ISLAMARKAA WALIGEED LAGUMA GUULEYSAN IN LA JABIYO BEESHAN WALI XOOGEEDU WAA DHISAN YAHAY. XITAA WAXAA DHACDAY DHAWAAN INAY SOO DIREEN RAG CIDAMO IYO GURMADA OO AY KA CODSADEEN IN AY BEELAH SUUREE KU CAWIYEEN DAGALADII KA DHACAY MUDUG EE UGU DANBEEYAY.


SAXIIB MARK WAA AYAAN DARO AGOONOW IN AAD WAXA NIN AN CABBAS AQOON U LAHAYN IN AAD ISKA DABACDO.

KA FIIRSO HADALKAGA

U FIIRSO WAX AFKAGA KU HADAAQAYO

NA BAR WAX LAAKIN SAXAFADA HA ISKAGA DAABICIN WAXAAD RABTID

No comments:

Blog Archive