Saturday, February 11, 2012

Boga Tacsida ee Abwaan Xasan Sheekh Muumin Dir poet

Boga Tacsida ee Abwaan Xasan Sheekh Muumin
(Jan 18, 2008 at 09:06 PM) - Contributed by awdalnews - Last Updated (Mar 04, 2008 at 06:13 PM)
Dhamaan shaqaalaha iyo hawl wadeenada iyo madaxada shabekeda Qarannews media group waxaanu tacsi u diraynaa
eheladi, asxaabti iyo Quruunta ku hadasha Afka Somaliga ee uu ka geeriyooday Abwaan Xassan Sheekh Muumin.
ilaahay marxuunka janadi fardawsa ha ka waraabiyo aamiin aamiin samir iyo iimaan ilaahay ha ka siiyo dhamaan eheladi
iyo qarabadii uu ka geeriyooday marxuunku.
Maamulka Qarannews
Dhamaan dadka magacadoodu hoos ku qoran tahay waxay iyaga oo ka tiiraanyeysan geeridii ku timid Abwaan Xasan
Sheekh Muumin Gorod, oo maalintii Arbacadii 16 Jan. 2008 ku geeriyooday dalka Norway ay tacsi u dirayaan eheladii,
saaxiibadii iyo dadkii jeclaa Xasan Sheekh Mumin:
- Maxamad Sheekh Xasan Taani, Tunisia
- Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, Tunisia
- Maxamed Jibriil,Tunis
- Maxamed Kaahiye, TunisiaTacsi ka socta wakiilka Somaliland u fadhiya Norway
Angiga oo ah wakiilka Somaliland ( Moxamed adan ) iyo guddomiyaha jaalliyada sL ee norway ( Xusien adan Cadib)
waxan halkan tacsi uga dirayna Qoyskii, qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum Xasan Sh.Muumin oo xalay fiidkii ku
geeriyooday cusbitaal ku yaal magaalada Oslo ee dalka norway, .
Waxa kale oo aanu tacsida u dirayna dhamaan shaciga reer Somaliland iyo golayaasha dawlada oo uu ka baxay
Abwaan Xasan Sh mumin. Waxaynu illahay u baryeyna marxuumka in janadii firdowsa uu ka waraabiyo,. Qoyskiisa iyo
dhamaanteena samir iyo imaan inaga siiyo. Ilaahay ha u naxiisto. Ina lilaah wa ina ileeyhi rajicoon.
Mohamed Mohamoud Adan
Safiirka Somaliland ee Norway
email mohamedadan4@gmail.com Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun
Waxaan tacasi halkan uga diraynaa geerida ku timiday qoyska iyo qaraaabad uu ka baxay (ABWAAN XASAN SHEEKH
MUUMIN GORAD) oo ku geeriyooday dalka norway gaar ahaan casimaad oslo ilaahay waxaan uga baryaynaa
marxuunka janadii farduuso inuu ka waraabiyo aamiin
Isaga iyo umada nabi maxamed ilaahay naxariis jano ha ka waraabiyo xasan sheekh muumin gorad aamiin aamiin
aamiin aamiin aamiin aamiin
- Cabdi ibraahim malgaash iyo xaaskiisa
- Ashir ibraahim malgaash iyo xaaskiisa
- Siciid ibraahim malgaash iyo xaaskiisa
- Saxardiid ibraahim malgaash iyo xaaskiisa
- Muxumed sh. daahir wabar iyo xaaskiisa
- Hodan sheekh daahir wabar
- Idil abshir malgaash iyo xaaskeega
- Xabiiba ashir malgaash xaaskeega
- Baylood ashir malgaash
- Ayaan abshir malgaash iyo xaskeega
- Caasha abshir malgaash
- Maxamed abshir malgaash
- Dalmar siciid malgaash
- Maxamed siciid malgaash
- Filsan cabdi malgaash
- Hodan cabdi malgaash
- Dahabo cabdi malgaash
- Maxamed siciid malgaash
- Suldaan cabdi malgaash
- Asma cabdi malgaash
- Hibo siciid malgash
- Filsan siciid malgaash
- Hodan siciid malgaash
http://www.qarannews.com - Qaran News Powered by Mambo Generated:13 September, 2008, 07:39
- Nimco siciid malgaash Dhamaan dadkaas oo kala joga dalka dibadiisa iyo gudihiisa iyo in badan oo aan soo koobi
karin waxay tacasi u diryaan qoyska iyo dhamaan dadka somaliyeed meel kastay joogan iyo somailand
Geerida ku timiday xasan sheekh muumin gorad waxaan u leenahahy janadii farduusa alah ka waraabiyo aamiin aamiin
aamiin eheladii iyo qarabadiina samir iyo iiman alaha ka siiyo aamiin aamii
TACSI GEERI TIIRAANYO LEH Anigoo ku hadlaya magaca ururka "TUSMO" ee dhaqanka iyo fanka Somalida Norway
iyo magaca masuuliyiinta iyo xubnaha ururka ee hoos ku qoran, magaca fanaaniinta iyo dhaqanyahanada joogga
Norway. waxan tacsi u dirayaa Qoyskii, Asxaabtii iyo Ehelkii uu ka geeriyooday abwaankii caanka ahaa ee XASAN SH.
Muumin. Alle janadii ha ka waraabiyo. Waxaan mar labaad ka tacsiyadeynayaa guud ahaan dadka Af Soomaaliga ku
hadla, gaar ahaan:- Madaxweynaha JSL, Golayaasha JSL, dhamaan shacabka SL iyo dhamaan Fanaaniinta
Soomaaliyeed guud ahaanba. Magacyadda Ururka TUSMO:-
- Abwaan Cabdillaahi Saleebaan Bidde.
- Maxamed Aadan Cali "Himilo".
- Tanja Tegnander.
- Cabdisamad Cali Maxamed.
- Ingeborg Vardoen.
- Cabdirashiid Cali Xamari.
- Mustafe Tahar Sulub.
- Aadan Looshade.
- shiine.
- Khadra.
- Ubax.
- Safiirka Maxamed M. Aadan "Liilan".
- Cabdi Jaamac Caabi "Qaboojiye". Ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo isagana janadii ha geeyo. Cabdirisaaq
Cismaan Fadal Guddoomiyaha Ururka Fanka iyo Dhaqanka Somalida Norway "TUSMO"
Bahda Aftahan.Org waxa ay tacsi u diraysaa eheladii, qaaraabadii, asxaabtii iyo ummadda geerida naxdinta leh ee xaqa
ah ee ku timid abwaankii waddaniga ahaa ee Xasan Sh. Muumin oo ku geeriyoodey Oslo, Norway toddobaadkan.
Abwaanka Alle Jannadii ha ka waraabiyo, dhammaanteenna samir iyo iimaan ha inaga wada siiyo.
Xasan Sh Muumin waxa uu banneeyey meel muuqata Fanka iyo Suugaanta Soomaalida, waxaanu ka tegey wax lagu
xasuusto oo badan, gaar ahaan hal-abuurkiisii ka midka ah Suugaanta Hiddaha Ummadeed!
Alle ha u naxariisto
Bahda Aftahan>Org
Dhuux Digaale Ducaale
Maxamed Baashe X. Xasan
Yaasiin Jaamac Nuux (Suldaan
Xasan Macallin Maxamuud Cige
iyo dhammaan inta ku xidhiidhsan darkaas www.aftahan.org
Allaa mahad leh
Maxamed Baashe X. Xasan
Abdirizak Ahmed hassan (Karaani)
Ahmed mahamed muse
Ahmed abdi jama (ahmed yaasiin)
Ayanle mahamed Omar
Mahamed ahmed muse
Mahamed yusuf nuur
Abdihamid mahamed Omar
Abdilahi hassan aaden
Dhamaan ardayda Somaliland ee waxka barata jaamacadaha dalka Uganada waxay tacsi udirayaan Deyr Ibraahin
Osman oo walaalkii Khadar ibrahim osman ku geeroyooday dalka maraykanka gaar ahaan gobolka Minnesota ,St paul.
Ilaahay waxay uga baryayaan inuu samir iyo iimaan ka siyo dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay isagana uu
naxariistii jano ka waraabiyo.
http://www.qarannews.com - Qaran News Powered by Mambo Generated:13 September, 2008, 07:39
Aamiin Aaamiin.
Ina lilaahi waa ina ileyhi raaajicoon
Angiga oo ah wakiilka Somaliland ( Moxamed adan ) iyo guddomiyaha jaalliyada sL ee norway ( Xusien adan Cadib)
waxan halkan tacsi uga dirayna Qoyskii, qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum Xasan Sh.Muumin oo xalay fiidkii ku
geeriyooday cusbitaal ku yaal magaalada Oslo ee dalka norway, .
Waxa kale oo aanu tacsida u dirayna dhamaan shaciga reer Somaliland iyo golayaasha dawlada oo uu ka baxay
Abwaan Xasan Sh mumin. Waxaynu illahay u baryeyna marxuumka in janadii firdowsa uu ka waraabiyo,. Qoyskiisa iyo
dhamaanteena samir iyo imaan inaga siiyo. Ilaahay ha u naxiisto. Ina lilaah wa ina ileeyhi rajicoon.
Mohamed Mohamoud Adan Safiirka Somaliland ee Norway email mohamedadan4@gmail.com
http://www.qarannews.com - Qaran News Powered by Mambo Generated:13 September, 2008, 07:39

No comments:

Blog Archive