Saturday, February 11, 2012

Professor Gaandi: Qabiil azania Yahuud

Professor Gaandi: Qabiil wax macna ah ma laha waa shay la abuuri karo, baabi’ina kara.

Sabtidii la soo dhaafay oo ay taariikhdu ahayd 20kii Oktoobar 2007, waxaa lagu qabtay magaalada Neuchâtel shir ay soo diyaariyeen jaaliyada Soomaaliyeed ee Switzerland. Shirkan waxaa lagu martiqaaday Professor Maxamed Cabdi Maxamed Gaandi iyo xildhibaan Maxamuud Aadan Feero iyagoo halkaa ku soo bandhigay muxaadaro cinwaankeedu ahaa : Qolo iyo Qaran meel ma wada galaan ?

Ugu horeeyntii waxa hadalka qaatay Prof Gaandi oo si cilmiyaysan oo qoto dheer u soo hadlay jiritaanka umada Soomaaliyeed, isbadaladii soo maray ilaa iyo maanta.

Profesorku marka uu ka hadlay taariikhda umada soomaaliyeed wuxuu sheegay in umada soomaaliyeed xidhiidh la lahaayeen xadaaraadkii qadiimka ahaa sida: Tii Faraacinada oo dalka xidhiidh la lahaa xiligii dalka soomaaliyeed loo yaqaanay Punt, ka dibna Giriigii iyo Roomaanka, dabadeed dowladihii ka jiray koonfurta carbeed Islaamka ka hor sida : Qatabaan, Maciin, Macaafir, Xadramout iyo Saba. Waxaa kale oo uu ka hadlay xidhiidhka soomaaliya la lahayd Hindiya, Iiraan iyo Indonisia. Professerku wuxuu kaloo ka hadlay magacyadii loo yaqaanay dalka soomaaliyeed inta uusan soo bixin magaca Soomaaliya, sida Punt, Aromat, Azania, Barbari, Zinji iwm.

Prof Gaandi wuxuu fasiray in soomaaliya leedahay xeeb dhererkeedu yahay 3333 km uuna ahaa wadan furan oo umadaha xidhiidhka la lahaa dadkoodu ay u iman jireen ganacsi ama in ay dagaanba. Profesarku wuxuu xusay in afka soomaaligu ka soo jeedo afafka bahda Kushiitika. Mudane Gaandi wuxuu xusay magaca soomaaliga meesha uu ka yimid iyo nadariyaadka kala duwan ee ku soo arooray mawduucan.

Profeserku wuxuu sheegay in tiirarka bulshada soomaaliyeed ku taagan tahay ee mideeya ay yihiin: Af, Xigto, Xeer, Diin, Deegaan dhaqameed iyo doowlad, isagoo intaa raaciyay in qabiilku dan ku dhasho aayna qasab ahayn in qabiilku yahay u dhalasho ama dhiig, wuxuu muujiyay in bulshada soomaalidu ay la mid tahay sida geedka oo kale oo aan la kala goyn Karin xubnihisa.

Prof. Wuxuu soo bandhigay in qabiilka Soomaaliga ah uu si joogta ah u abuurmo si joogta ahna u baaba’o, uuna ku dhasho dan ee uuna ahayn dhiig. Wuxuu leeyahay tiirar haddii mid la waayo isbahaysigaasu uu baaba’yo. Waxaa ka mid ah dhul, xoolo, xoog ama gaashaan qaad difaaca, duub, lix la taliye iyo magac iyo summad xoolaha lagu dhigto. Is bahaysiganu waa unug yar oo ka mid ah kuwa qaranka Soomaaliyeed. Profeserku waxa uu si qoto dheer u fasiray nadariyaadka ku soo arooray waxa uu yahay qaran

Dhibaatada qabiilku uu ku hayo umada soomaaliyeed

Professorku wuxuu muujiyay in qabiil iyo qaran aaney meel wada gali karin loona baahan yahay in laga guuro qabiilka loona guuro qaran isagoo soo bandhigay habkii looga gudbi lahaa qabyaalada saldhigna uga dhigay in la helo cadaalad laga dhex abuuro bulshada dhexdeeda .

Dhibaatooyinka qabyaaladu ay u keentay umada soomaaliyeed kuwii ugu waaweynaaa waxaa ka mid ahaa burburkii loo geestay dhaqdhaqaaqii gobanimodoon Axmed Guray, Daraawiishtii Maxamed Cabdulle Xasan, ururkii SYL, iyo dawladihii soomaaliyeed ee ka danbeeyay. Sidoo kale adeegsiga qabyaaladu waxey keentay in la burburiyo dowladii qaranka soomaaliyeed ayadoo la adeegsanayo qabiil lana soo celin kari waayo ugu danbeeystiina lagu soo hogaamiyay dalka ciidame shisheeye oo qabsaday.

Ugu danbayntii Prof Gaandi wuxuu ku booriyay qurba joogta soomaaliyeed in ay is abaabulaan ooy midoobaan si dhibaatada dadka iyo dalka heysata wax looga qaban lahaa, dalkana looga xoreyn lahaa cadawga ku soo duulay. Muxaadaran oo ahayd mid aad u xiiso badan waxey dhalisay doodo iyo aqoon is weeydaaris socday in ka badan shan saac.

Cali Maxamed dhagax
Dhaga01@hotmail.com
Switzerland

From Wikipedia, the free encyclopedia
Jump to: navigation, search
Mohamed Abdi Mohamed
محمد عبدي محمد
President of Azania
Incumbent
Assumed office
April 3, 2011
Minister of Defence of Somalia
In office
February 2009 – November 12, 2010
Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke
Preceded by Nur Hassan Hussein
Succeeded by Abdihakim Mohamoud Haji-Faqi
Personal details
Born Somalia
Political party Transitional Federal Government

Mohamed Abdi Mohamed (Gandhi) (Somali: Maxamed Cabdi Maxamed, Arabic: محمد عبدي محمد‎) is a Somali anthropologist, historian and politician. He is the former Minister of Defense of Somalia, and the current President of Azania (Jubaland).

Biography

Nicknamed "Gandhi", Mohamed hails from the Ogaden sub-clan of the Darod.[1]

He holds Ph.D. degrees in Geology and Anthropology/History in addition to a Higher Degree by Research (HDR) from Besançon University in Besançon, France. A former In-charge Researcher at the IDR in Paris, Gandhi was awarded an International Baccalaureate Diploma from the French Academy. He also served as a senior program advisor of UNDP Somalia in Disarmament, Demobilization and Reintegration (DDR).

An active participant in the Somali peace process, Gandhi was Lead Consultant in Mapping the Somali Civil Society. He also chaired the Technical Committee at the Arta Somali Peace process that took place in Arta, Djibouti, as well as being a member of the Somali Civil Society at the Somali Peace and Reconciliation Conference that was held in Kenya.

An accomplished author, Gandhi has published eight books in addition to more than 40 scientific articles in various academic journals. He has also edited three studies.
Political career Minister of Defense

On February 21, 2009, Gandhi was appointed Somalia's Minister of Defense by the nation's then head of government, Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke.[2] He held the position until November 10, 2010.
President of Azania

On April 3, 2011, the establishment of a new autonomous region in southern Somalia was announced. Referred to as Azania (formerly Jubaland[3]), the nascent polity is led by Gandhi, who is serving as its first President.[4] Gandhi's first stated policy initiative is to remove the Al Shabaab group of militants from the territory.[4]
Notes

1. ^ Kenya Reportedly Rejects Somali Request to Deploy Troops
2. ^ Somalia's new government dominated by former opposition members - Garowe Online
3. ^ Former Somali Defense Minister Named President of Jubaland
4. ^ a b Somalia creates new state, Azania, latest of at least 10 new administrations recently added

.

* National Civic Forum Founders

* National Civic Forum Founders
* Professor Gaandi: Qabiil wax macna ah ma laha waa shay la abuuri karo, baabi’ina kara (Somali)

Persondata
Name Mohamed Abdi Mohamed
Alternative names
Short description President of Azania (Jubaland)
Date of birth
Place of birth Somalia
Date of death
Place of death
Retrieved from "http://en.wikipedia.org/wiki/Mohamed_Abdi_Mohamed"






Former Somali Defense Minister Named President of Jubaland
April 04, 2011, 7:27 AM EDT
.
* Print

By Sarah McGregor and Hamsa Omar

(Updates with details of Jubaland Initiative in third paragraph.)

April 4 (Bloomberg) -- Former Somali Defense Minister Mohamed Abdi Mohamed said he has been named president of Jubaland, a proposed semi-autonomous region in the southwest of the country currently controlled by an al-Qaeda-linked militia.

“I have been elected as the president for Jubaland,” Mohamed said by phone today from Nairobi, the capital of neighboring Kenya. Mohamed said he couldn’t immediately comment further as he was in transit.

The so-called Jubaland Initiative seeks to partition the regions of Gedo, Lower Juba and Middle Juba and their 1.3 million people from Somalia. The process, first proposed by Kenya, aims to create a neutral area along the two nations’ border to stop the effects of conflict in Somalia from spreading to Kenya, said Barako Elema, a researcher at the Institute for Security Studies, a Cape Town-based research group.

“The plan is to create a buffer zone to stop the current refugee crisis, piracy money and arms flow into Kenya; to contain it in Somalia,” Elema said in a phone interview from Nairobi.

Kenyan security forces were involved in at least two clashes with members of Somalia’s al-Shabaab militia last month, the Standard newspaper reported on March 31. In one incident, a police station at Liboi, about 500 kilometers (342 miles) northeast of Nairobi, was attacked by militants using a rocket- propelled grenade. In the second, 12 al-Shabaab militants were killed in a cross-border raid, it said.

Insurgency

Al-Shabaab, which the U.S. accuses of having links to al- Qaeda, has taken control of most of southern and central Somalia after it began an insurgency against the nation’s Western-backed government in 2007. The country hasn’t had a functioning central government since the ouster of Mohamed Said Barre, the former dictator, in 1991.

Kenyan President Mwai Kibaki said last week the Somali conflict is increasing the threat of regional instability and appealed for aid from the international community to head off a humanitarian catastrophe. The East African nation hosts more than 500,000 Somali refugees, he said.

Mohamed was chosen as Jubaland’s leader at a meeting held last week in Nairobi involving members of the six-nation Inter- Governmental Authority on Development, Somali lawmakers, African Union officials and Western diplomats, Elema said. Jubaland will model Somaliland and Puntland; the two breakaway regions in northern Somalia that declared autonomy after the fall of Barre.

Ethiopian Resistance

The Jubaland Initiative has been resisted by the Ethiopian authorities, Elema said. They are concerned that the move may stoke secessionist sentiments among rebels in Ethiopia’s southeastern Ogaden region who are clansmen of residents of Jubaland, he said.

“Ethiopia has opposed the resolution to establish a semi- autonomous state,” he said. “The Ogaden are already fighting for secession from Ethiopia so that is a very precarious situation.”

The proposal to form Jubaland would first require resuming control of the territory from al-Shabaab, Elema said. Somalia’s interim government troops are supported by an African Union peacekeeping mission, known as Amisom, which is made up of soldiers mainly from Uganda and Ethiopia.

Under the 2008-09 Djibouti Peace Process, which established Somalia’s government, neighboring countries including Kenya and Ethiopia cannot contribute troops to the mission, even though the two nations help train Somali government forces, Elema said.

“Kenya can’t directly intervene with its military,” he said. The proposal to form Jubaland “is to protect its own territory.”

--Editors: Paul Richardson, Alastair Reed.

To contact the reporter on this story: Sarah McGregor in Nairobi at or smcgregor5@bloomberg.net; Hamsa Omar in Nairobi via Paul Richardson at pmrichardson@bloomberg.net;

To contact the editor responsible for this story: Andrew J. Barden at barden@bloomberg.net

No comments:

Blog Archive