Thursday, May 19, 2011

Deeganada Cabas Muuse (Qore Nin Cabas Muuse ah oo Bari Dagan)

Deeganada Cabas Muuse
(Qore Nin Cabas Muuse ah oo Bari Dagan)



Cabas muuse waxaa uu dagan yahay gobolka sanaag gaar ahaan magaalooyinka iyo tuulooyin aan si gaar ah looga la hayn maanta sida magaalooyinka
baran , hadaaftimo, laasqoray, yube, iyo dagmada ceerigaabo, waxay ku teedsan yihiin reer guuraagooda buuraha calmadow halkaas ay ku lee yihiin dhul beereed ay ka baxaay qaadka iyo dhamaan qudaarta inteeda kale halkaas oo lagu magacaabo (daadlay)

Cabas muuse waxaa uu dagan yahay gobolka sanaag gaar ahaan magaalooyinka iyo tuulooyin aan si gaar ah looga la hayn maanta sida magaalooyinka
baran , hadaaftimo, laasqoray, yube, iyo dagmada ceerigaabo, waxay ku teedsan yihiin reer guuraagooda buuraha calmadow halkaas ay ku lee yihiin dhul beereed ay ka baxaay qaadka iyo dhamaan qudaarta inteeda kale halkaas oo lagu magacaabo (daadlay) ayna si qaas ah beerahaa u leeyihiin khayraadka bada
waxay kaluumaysato ka yihiin magalada laasqoray iyo dhamaan xeebaha bariga iyo waqooyiga waxaa wax ka aasasay magalada sheekh nimankaa cabas muuse qaar ka mid ah oo deeganaa buuraha sheekh galayna mudo hore halkaas waxaa ii sheeay oday cabas muuse ah aan la sheekaystay oo magacisa la yiraahdo maxaud cumar axmed bulqaas jawaabo awooda saleebaan c/le e halkaan aad iyo aad bay ubaaladhan tahayin kastoo dhaqaalo xumo iska jirto misena waa dad isku xiran oo badan ayna lee yihiin ciidan ka difaaca cadawgooda

abtisiinyaha cabaas muuse
cabaas muuse wuxuu dhalay 1
maxamed cabaas
maxamed cabaas wuxuu dhalay 1
cabdikariim maxamed
cabdikariim maxamed wuxu dhalay1
yuusuf cabdikarim wuxu dhalay1
yuusuf cadakariim wuxu dhalay6
1.maxamed yuusuf
2.hasgim yuusuf
3.abakor yuusuf
4.axmed yuusuf
5.ugaadh yuusuf
6.bare yuusuf
bareyuusuf wuxu dhalay 2
1. fataax bare
2.faarax bare
farax bare wuxu dhalay 1
cigaal faarax
cigaal farax wuxu dhalay3
1.maxamed cigaal
]2.faahiye cigaal
3.axmed cigaal
farax bare wuxu dhalay 4
1.sharmaake farax (bah adaan yacquub)
2.faatax farax(bah adan yacquub)
3.samatar faarax (bah adan yacquub)
4.cali farax (bah jibriil siciid)
sidaas iyo nabad galyo

S
nimankaa waa niman taariikhaa soo maray hadana ay yihiin niman wax ka dagan gobolka sanaag waxna l qabsada warsangali \


waxana barlamaanka ku jira nin la yiraahdo maxamed xuseen huruuse oo lagu magacaabo (shiine)waana laga helaaa goboladaa waqooyi barlamanka somaliland shiine uu ku jiro

waxay wax kaga jireen maamulka p/land agaasimaha guud ee wax barashada p/land mude Cabdulaahi Axmed bulqaas hana ku sugan kiinya ka dib markii maamulka laga ceeriyay laguna badalay booskiisa nin warsangali ah hadana ay jagana ka hayn puntiland .

=============================
CABDALLE YAA LA DHASHAY?
Suure (Qubeys and Abdalle Gutaale &maxamed Gutaale=
Abdalle (Gutaale)and maxamed Gutaale Habar Deel
The Abdalle are 4 subclans and an Uncle"the Habar Deel"
=Maxamed Gutaale(Habar deel

o
 Samater naleeye.
 Maxamud Naleeye.

Abdi Abdalle

o Fiqi Muxumed




7 comments:

Anonymous said...

Curdudub Cabas Muuse qaar baa Dagan" Sheeikh Dariiqada. Dadkaas 80 sanno ka hore ayaa aroor magaalada Sheikh waa barigii loogu soo kacay iyaga oo wata lo fara badan waxana ay ka soo Guureen Ceri gaabo. Magaalada ayay soo dageen " Cabaas La soo helay ayay ku dacayen Jireen inkastoo la yidh waa Dir ka soo guuray Ceerigaabo iyo Buurah Calmadow oo Warsangaliga is dhaldhalaan.

Anonymous said...

Cabbas Muuse oo qaar Sacad Muusa sheega in aya iyaga yihiin mise waa qaar kale

Anonymous said...



Cabbas Muuse Curdudub waa ninman Saleebaan Cabdalle Surre ah lana dhashay Reer Agoon Samater Muse, Siyad Muse, Reer Dabac, Cumar Muse, Beyr, iyo fodcade Muse iyo Beelah Cabdalle ee Fiqi Muxumad, Nacadoor, Habar Deel, iyo dhanka lalena la sii dhashay Beel weynta Qubeys

The Surre sub-clan is mainly local to Puntland state districts such as Mudug (Galkaiyo, Jariiban, and Hobyo) in particular Towfiq, El danane (Ceel dhanaane) and Awle (Cowle) of the Golol Valley which is dominated by the Saleban Abdalle segments Agoon, Daba(dabac), Siad, food'ade muuse Gorod Abdalle and Na'door(nacdoor Abdalle; Nugal (Eyl); Bari (Qardo, Bosaso, Qandala, Alulo)(siyaad); and Sanaag (Laasqoray), the Laasqoray Surre clan called locally Reer Cabaas or curdudub and live side by side with Warsangeli. In Galgudug, the Surre sub-clan of Cabdalle occupies territory extending 180 km from approx 20 km of Abudwaq to Balanballe parallel to the Ethio-Somalia boundary. The centre of the Surre in Galgadud in the district of Xeraale which is located between Dhusamared and Abudwaq (The heartland of the Dariqa sects Ahlu-Sunna Wal Jameeca). Southward, the Surre is also an integral part of the Hiiran region communities. The base of the Surre is the commercial and farmland villages of Alaabay, Kabhanley and Defow. Perhaps the most important region for the Surre remains Luq district of Gedo. The border town of Boholgaras to the limits of the Jubba River banks of Luq is dominated by Surre/Dir sub-clan of mainly Fiqi-Muhumed sub sub-clan. In the Jubba regions, Jamame is an important homeland of the Surre accompying their Biamal brothers who are vastly dominant in that area. The farmland town of Bender-Jadid is solely domiciled by the Surre.


he Surre are allocated five MPs among the Transitional Federal Parliament namely: Mahad Abdalla Awad, Jeylani Ali Kediye, Nasra Abdisalam Alim, Sh. Mohamed Sh. Yusuf Direed, and Qamar Adan Ali.

Anonymous said...

Waxa ah wax aad looga xumaado, in mowduucanu uu soo noqnoqdo inta badan, laga soo bilaabo burburkii Soomaaliya, waana arinta ah, in aan had iyo jeer ka maqalo warbaahinta, dad lagu tiriyo waxgarad ama waayeel, oo ka soo jeeda beesha Maakhir ama bariga fog ee Sanaag, oo ku andacoonaya in aan beesha khaatumo deegaan ku lahayn gobolka Sanaag!!! Waa yaabee hadaan beesha Khaatumo
Deegaan balaadhan ku lahayn gobolka Sanaag! Waa tuma iyadu beesha kale, ee iyadu deegaanka balaadhan ku leh gobolka Sanaag?!!! Runtii beelaha dega gobolka sanaag oo aan had iyo jeer ka maqlo warbaahinta waa afar beelood, xaqiiqadu se aanay ahayn sidaas, ee ay ka badan yihiin, waxa ka mid ah beelaha aan la sheegin, ee gobolka dega, beesha Gahayle, oo ka tirsan beelwaynta majeerteen
(Siwaaqroon) iyo Jibraahiil oo ah beelwaynta Ogaadeen, Magaadle oo ah Dir, Curdudub oo iyana ah Dir, Lo’jir oo sidoo kale ah Dir, Gabooye iyo kuwa kaloo badan, malaha arintu waxay ku qurux badnaan lahayd, in beelah gobolka loo qaybiyo labo, oo ah sida ay runtu tahay, oo la yidhaahdo gobolka waxa wada dega Dir iyo Daarood, dhamaan beelahaa iyo kuwa afarta ah, ee had iyo jeer la sheego, ma arag nin
Ka mid ah, oo masuul ah ama waayeel ama waxgarad ama magac ku leh oo hebel la yidhaahdo, oo intuu warbaahinta isa soo taago yidhaahda, beesha Khaatumo deegaan kuma laha gobolka Sanaag, marka laga reebo beesha Maakhir, oo aad moodo in ay iyaga caado u noqotay hadalkaasu. Beesha Maakhir waxa dhacda, oo hada caado u noqotay, in aad mar walba warbaahinta ku aragtid, qof waayeel ama waxgarad
Lagu tiriyo ama masuul, oo warbaahinta isla soo taaga hadalkaa turxaanta iyo fidnada huwan, ee aana la garanayn faa’iidada iyaga ugu jirta, iyo waxa ay beeshaas oo keli ah, deegaanka uga sheeganayaanba!! Iyadoo sidaan soo xusnay beelo badani wada degaan gobolka, waa arin runtii aad u la yaab leh,waxa dhacda mararka qaar, anoo ah beesha gobolka ay ka sheeganayaan, hadana inaan halkii aan ka cadhoon
Lahaa ama ka xanaaqi lahaa, aanba u xishoodo, oo aan u khajilo, dadka hadalkaa macna darada iyo caqli xumada xambaarsan ku hadaaqaya!! Inta badan hadalkan dadka ku hadaaqaa, waxay u badan yihiin dad qurbajoog ah, oo aan wadankaba war u hayn, iyo kuwa isla Soomaaliya ama mandaqada geeska ku nool, oo aan weligoodba tegin gobolka Sanaag, hase yeeshee loo sheeka xumayay oo khalad la fahamsiiyay,
Hada ninka ugu dambeeyay, ee hadaaqaasu ka soo yeedhay, waa Xasan Hilaali ee, ee isimka sheegtay, anigu isimnimo kumaba ogayn, Ugaas reer Maakhir ahna, waa ii kow! Weliba kulahaa waa Ugaaska guud ee beelaha Darood!! Ugaasnimow xaal qaado! Hase yeeshee, waa laga yaabaa, oo isimnimadii dee sicir barar baa iskaga dhacay hada, sidaynu la wada socono, nin walibana maanta derejada uu doono ayuu
Sheegan karaa,ee wuxuu ahaa nin ganacsade ah, oo ku nool magaalada Hargaysa, markii burburku dhacayna wuxuu u wareegay dalka Kenya, una malayn maayo in uu weligii arkay, dhulka uu ka sheekaynaayo, iyo sida loo kala degan yahay (bal halkan ka dhegayso hadaaqiisa), waxa taas igala sii la yaab badan, kuwa waraysanaaya!! Oo weliba ku dirqiyaaya, in uu hadal noocaas ah yidhaado, meel



http://www.ceerinews.byethost16.com/blog/?p=4346&i=1

Anonymous said...




http://www.ceerinews.byethost16.com/blog/?p=4346&i=1




maxamed
30 - 01 - 2010, 19:00
magaalada hadaaftimo waxaay ka tirsan tahay degmada badhan ee gobolka sanaag ee somaliya,waana xarunta suldaanka 28aad ee beesha warsangeli,waxaa waqooyiga ka xiga buuraha calmadow,koonfurta magaalada ceel buuh,galbeed magaalada yube,bari magaalada badhan.

waxaana degan magaalada hadaaftimo bulsho ku dhaqma manhajka wasdiiyada ee islaamka oo ah dad ilbax ah oo dabcey wanaagsan,waxaana dega beelaha Aadan siciid,reer garaad,nuux umar,curdudub,ogayslabe,loo jiir,oo ka tirsan beesha warsangeli.

http://www.somaliatodaynews.com/port/2010-01-04-18-10-58/728-2010-01-30-17-36-00.html








“Markii Somaliland la xoreeyey dalkii wuu qaybsamay, degmo walibana waxbay yeelatay, Deegaan Warsangelina wuxuu noqday degmada Badhan, dadkii kale saddex qolaa ku soo hadhay Ceerigaabo, oo ay ugu waaweyn yihiin Habar Jeclo Bari, Habar Yoonis Bari, Dhulbahante Bari, iyo laamo yar yar oo aanay ku jirin Ugaas Labe, Curdudub iyo L’o jiri,”.


Anonymous said...

Fuck the Dir they are very where bro lets get together and walahay we will dominate the horn of Africa, everywhere I look I see Dir brothers

Anonymous said...

Waad caytamaysaa lakiin waxaad ogaataa cabaas muuse cayna wax uga dhimi maysid amaana wax ugu siyaadin maysid adi bes ayaa daalaya, waa bulsho ilahay ku abuuray koonkan oo sharaf iyo aamuus ku jooga, degaan leh, tayo iyo Tamara qofna Martin uga ahayn, curdudub waa magac ama naanays aduunka qof aan naanays lahayn ma jirto, lakiin waxbaa la helay iyo waxbay saas ahaan jireen waa wax adiga kugu kooban, tarnish been ah in aad meel Mariso oo Mario habaabiso dadka ayaad rabtaa, lakiin waxaa kuu sheegaya tariikhda iyo dadnimada cabaas muuse in aan buwaag ka qoray oo waxna lagu dari karin waxna laga dhimi karin, wax walba aad sheegti ama ku caetano waxaan hubaa in aysan meel daloosha naga gelay ,waxaan kaloo kuu sheegayaa in aanu nahay abuur alle oo loo abauuray sida abuurka kale ee bini aadamka, kitaab quraan ah maahin waa nala caayi karaa nala amaani karaa balse waxba naguma soo kordhin karto nagamana dhimi karto, mahadsanid sxb caytamaayow.

Blog Archive