Saturday, February 11, 2012

Abgaal

Abgaal


Maqaalkaan waa gumud (maqaal aad u gaaban). Ku caawi Wikipedia sidii loo sii balaarinlahaa. wax ku saa'idi.
Abgaal waa beel hoosaad ka mid ah beelweynta Mudulood ee Hawiye. Beesha waxay dagtaa Gobollada kala ah Mudug, Galguduud, Shabeellaha Dhexe, Banaadir, Shabeellaha Hoose iyo Jubadda Dhexe.
Beesha Abgaal waa beesha ugu tirada badan beelaha soomaaliyeed, waxeyna aad ugu badan yihiin degaanada Xamar iyo Xamar-Daye oo ah Dhulka ay Dhaqan ahaan degaan.
Contents
[qari]
1 Saldanadii Yacquub
2 Qaab Dhismeedka Beesha Abgaal
3 Harti Abgaal
4 Wacbuudhan Abgaal
5 Warculus Abgaal (Waceysle)
6 Qaar Ka Mid Ah Dadka Ugu Caansan Beesha Abgaal

[Wax ka bedel] Saldanadii Yacquub
Waxa ay Magaalada Muqdisho Qabiilka Abgaal Ka Sameeysteen Saldanada Lagu Magacaabi Jiray Saldanadii Yacquub Taariikhda Markii ay Ahedy Qarnigii 10 ee Dhalashada Nabi Ciise Kadib. Suldaankii Ugu Horeeyay Ee Saldanadii Yacquub Wuxuu ahaa Suldan Haji Omar Hilowle Al-Yacquubi. Sidoo Kale, Suldaanadii soo maray beelweynta Abgaal waxaa ka mid:-
Suldaan Doodshe Aadan Good, Suldankii Gobalada kala ah Mudug, galguduud,Shabeellaha Dhexe, Banaadir,Iyo shabeellaha Hoose.
Suldaan Daamey Ali (Xume) Axmed
Suldaan Cumar oo ahaa abihii Abu bakar
Suldaan Abu Bakar
Suldaan Axmad I
Suldaan Maxammad I
Suldaan Axmad
Suldaan Maxmud
Sultan Cali
Suldaan Cismaan
Sildaan Muxammad II
Suldaan Axmad
Suldaan Hassan Abdulqadir Haji ismaan
[Wax ka bedel] Qaab Dhismeedka Beesha Abgaal
Abgaal Cismaan
Harti(Maxamed)
Wacbuudhan
Waceysle(Warculus)
Maxamuud
Cabdulle
Daylacood
Damuumiye
Daymoculus
Ceynato
[Wax ka bedel] Harti Abgaal
Ow-Bakar Gaabane
Agoonyar Gaabane
Gabale
Buraale
Cabdalle
Reer Aadan
Celi
Habar Nugaal
Ciise Harti
Cabdalle Caroone
Warsangali Harti
Cumar Warsangeli
Indhayar
Sayad
Receey
Gadiid
Turbeeye
Hinlaawe
Cabbdalle Warsangeli
Faqa ilkayar
Max'ed raaf
Ilka gudud
Geesaale
Goley
Geel Waqooyi
Axmed Cabdalle
[Wax ka bedel] Wacbuudhan Abgaal
Cabdulle Galmaax
Celi Cumar Galmaax
Cali Celi
Cosoble Celi
Ibraahin Celi
Geesaweyn Celi
Shige Celi
Xassan Gaab Celi
Daa’uud
Isaaq Daa’uud
Youssef Daa’uud
Kabaale Wacbuudhan
Mataan Cumar Galmaax (Reer Mataan)
Reer Bariise
Reer Diinle
Reer Duuliye
Reer Weheliye
Reer Dadle
Mahamed Muuse
Weheliye Muuse
Sahal Koraaye
[Wax ka bedel] Warculus Abgaal (Waceysle)
Haarun Waceysle
Jibraa'iil Waceysle
Cumar Waceysle (Faqay)
Saleebaan Waceysle
Cabdirahman Saleebaan
Macalin Aflax
Dhagageys
Cumar Saleeban
Absuge Cumar Saleeban
Dhagaweyne Cumar Saleeban
Cali Gardhaale Cabdalla Cumar Saleeban (Cali Gaaf)
Tolweyne
Yabadhaalo
Macalin Dhiblaawe
Cabdi Macalin
Cismaan Macalin
Aybakargaab Macalin
Maxamed Cadde Macalin
Cumar Macalin
Liibaan Macalin
[Wax ka bedel] Qaar Ka Mid Ah Dadka Ugu Caansan Beesha Abgaal
. .
Imaam Maxamud Imaam Cumar, Imaamka Beelaha Abgaal.
Ugaas Tacab Cali Ugaas, Ugaaska Beelaha Abgaal
Malaaq Showri Malaaq Coloow, Malaaqa Beelaha Abgaal
Suldaan Axmed Wardheere Xeeyle, Suldaanka Beelaha Abgaal
Xasan Geedi Abtow, Hogaamiyihii Weynaa ee Gobolka Ex-Banaadir
Sh. Daa'uud Culusoow, Shiikh Caalim Ah Isla Markaana Ahaa Hogaamiyaha Gobolka Ceeldheer
Sh. Ibraahim Yare, Sheekh Caan ah oo Xaruntiisu Aheyd Degmada Masagawaay
Sh. C/Raxmaan Ow Cumar, Shiikh Caalim Ah oo Xaruntiisu Aheyd Magaalada Warshiikh
Macalin Nuur Maxamed Siyaad, Hogaamiye Dariiqada Qaadiriyada oo Mowlacyo & Masjidyo Waaweyn Ka Dhisay Degaano Badan
Shiikh Shariif Shiikh Axmed, Madaxweynaha Dowlada Federaalka Ku meel Gaarka Ah (DFKMG)
Cabdiraxmaan Cismaan Maxamuud(Injineer Yariisow), Wasiirka Lacagta ee Dowlada C.C.C. Sharmaarke
Daahir Maxamuud Geelle, Wasiirka Warfaafinta ee Dowlada C.C.C. Sharmaarke
Daa'uud Cabdulle Xirsi, Janaraal/Abuunduulihii Ugu Horeeyay ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed.
Xuseen Kulmiye Afrah, Xubin Ka Mid Ah 5-tii Golaha Sare Ahna Madaxweyna Ku Xigeenkii Dowladii Kacaanka
Axmed Maxamuud Cadde(Qoorweyne), Xubin ka Mid Ah Saraakiishii Dhalisay Kacaanka
Cali maxamed Geedi, Ra'iisul Wasaarihii Hore ee Dowladii TFG-da
Nuur Xasan Xuseen(Nuur Cadde), Ra'íisul Wasaarihi Hore ee Dowladii TFG-da
Cali Mahdi Maxamed, Madaxweynaha Dowladdii Jabuuti Lagu Soo Dhisay 1991kii
Cumar Istarliin, Duqa & Gudoomiyaha Xamar(1960-yadii) ee Sameeyey Wadooyin Waaweyn & Degmooyinka Yaaqshiid & X/Jadiid
Xuseen Sh. Axmed (Kadare), Aqoonyahan Qeyb Mug Leh Ka Qaatay Qorista Af-Soomaaliga Ahna Soo Saaraha Farta "Kadariyah"
Ismaaciil Jimcaale Cosoble, Garyaqaan U Dooda Xuquuqda Bani'aadamka & Xubin Ka Mid Ah Barlamaanka Dowladii Shacabka
Duuliye Sare Maxamed Maxamuud Guuleed, Talyihii Hore ee Ciidanka Cirka & Gudoomiyaha Somali Airlines
Generaal Salaad Gabeyre Kediye, Xubin Ka Mid Ah 5-tii Golaha Sare, Aasaasihii Dowladii Milateriga, Isla markaana ah Madaxweyne Ku Xigeen & W/Gaashaandhiga
Xaaji Maxamuud Baraako, Siyaasigii Ugu Horeeyey ee Si Sharci Ah Somaaliya Uga Dhaqan Geliya Xisbi Siyaasadeed
Cabdulle Raagge Taraawiil, Afmaal & Jilaa Aad Looga Yaqaan Dhamaan Geyiga Soomaaliyeed
Faarax Gololeey, Siyaasi & Filasoof Ahaa Xubin Ka Mid Ah Baarlamaanka Dowladii Shacabka
Cismaan Geedi Raagge, Xubin Ka Mid Ah 13-dii Dhalinyaro ee Xisbiga Xurnima Doonka Soomaliyeed SYL
Maxamed Faarax Hiloowle (Farnaajo), Xubin Ka Mid Ah 13-dii Dhalinyaro ee Xisbiga Xurnima Doonka Soomaliyeed SYL
Maxamed Cali Nuur, Xubin Ka Mid Ah 13-dii Dhalinyaro ee Xisbiga Xurnima Doonka Soomaliyeed SYL
Cabdulaahi Warsame Nuur Wasiir Dib U abaabul Weyn Ku Sameeyey Wasaarada Maaliyada ee Dowladii Milateriga
Maxamed Sh. Aadan (Dr Gabyow), Wasiir Sharciyaqaan Ah ee Soo Dejiyey Dastuurka Dowladihii Daakhiliga & Shibilka
Maxamed Cumar Xabeeb, Siyaasi ku Wanaagsan Habka Wax Loo Maamulo isla markaana noqday Gudoomiyaha iyo Duqa M/Muqdisho
Salaad Cali Jeelle, Siyaasi Mowqif Adag isla markaana noqday W/Ku Xigeenka Gaashaandhiga ee Dowladii Prof Geedi (TFG)
Muuse Suudi Yalaxow, Hogaamiye Kooxeed iyo Wasiirkii Ganacsiga ee Dowladii Cali Maxamed Geedi (TFG)
Bashiir Raage Shiiraar, Ganacsade iyo Xubin Ka Tirsan Aas'aasayaashii Ururki Argagixiso La Dirirka
Cali Jimcaale, Aqoonyahan Bare Ka Ah Jaamacad Ku Taal Magaalada New York
Dr. Xuseen Xaaji Bood,Aqoonyahan Siyaasi Ah oo Xilal Kala Duwan Qaranka U Soo Qabtay
Sh Cali Sh Maxamuud (Sh Cali Dheere), Hogaamiye Diineed oo Taariikhda Markii Ugu horeesay Magaalada Muqdisho Ka Hirgeliya Maxkamad Islaami Ah oo Dastuurkeedu Yahay Shareecada Islaamka
Maxamed Cali Ameeriko, Danjiraha Soomaliya U Fadhiya Dalka Kenya
Muxidiin Faraqajaan, Garsoore Caalami ee Dhanka Kubadda Cagta ahna Gudoomiyihii Xiriirka Garsoorayaasha Soomaaliya
Geeseey Goomeey Cadoow, Soomaaligii Ugu Horeeyey ee Xaflada Meherkiisu Ka Dhex Dhacdo Diyaarad Hawada Dhex Duuleysa
Faarax Weheliye Cadow (Sendiko), Gudoomiyihii Gudiga Olombikada Soomaaliyeed Iyo Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Cagta ahaana kuxeenkii Gudiga kubada cagta ee Afrika
Tahliil Xaaji Axmed , Sharciyaqaan aad ula Soo shaqeeyey Dowladii Militariga
Maxamed Gacal Xaayow, Afmaal Caan ah oo Curiya Guurowga & Shiribka oo Ka Tirsan Suugaanta Soomaaliyeed
Cabdulle Geeda Naar, Suugaan Yahan Weyn oo Magaalada Muqdisha U Shidneed 1980 meeyadii
Ayub Daud, Ciyaartooygii Soomaaliyeed ee Ugu Horeeyey ee Safta Cayaaraha Kubadda Cagta Seria A ee Dalka Talyaaniga
Maxamed Cumar Sheekh, Injineer Shidaal Ahna Sarkaal Sare oo Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Jimcaale Maxamed Xaayow, Cayaaryahan Ku Caan Ahaa Difaac Adag Kana Tirsanaa Kooxdii Kubadda Cagta Wagad iyo Xulka Qaranka(1970-meeyadii)
Waxaa laga keenay "http://so.wikipedia.org/wiki/Abgaal"
Qaybta: Gumud
:55

11 comments:

BUUBSHE said...

walal idinka o rali ah kuma so darin qabilka la dhaho GALAMX YOONIS AMA SHANTA YOONIS DAWEYNE WACBUDHAN ABGAL

ibraahim xuseen xaaji geelle said...

walaalyaal aad baad umahadsantahiin waxa aad qadateen oowa naaga ah waad mahad santahiin walaalayaal

Unknown said...

Aad iyo aad,

Weeyka ilaaweeyn aan umaleeynas

Unknown said...
This comment has been removed by the author.
beyfendi said...

maxamed yonis
gafow yonis
xuseyn yonis
galmax yonis
aadan yonis

beyfendi said...

maxamed yonis
gafow yonis
xuseyn yonis
galmax yonis
aadan yonis

Mahad said...

shukran

Anonymous said...

Asap madorshee abgal waa sultan yaqub wara jecele

Anonymous said...

Afar boqor Toya ah aya jirta 1muse waqmashe 2yaqub warajele 3ciise waqgudshe 4waa abadioow

Anonymous said...

Abgal iyo Marihan oo reer xasan waxbaa kadhexeya case, abgal ,xasan waa iskumid

Anonymous said...

Ciise, abgal rer xasan waa isku miid

Blog Archive