Thursday, August 23, 2012

Hagardaamo Beeleed Oo Loo Degey Beelaha Shabeellada Hoose..

Hagardaamo Beeleed Oo Loo Degey Beelaha Shabeellada Hoose..

Font size: Decrease font Enlarge font
image



Shir qarsoodi ah oo ay ka dambeeyaan rag doonaayo inay u xalaaliyaan gobolka shabeellada hoose , taasi oo ay ku taamaayeen ilaa intii ay Somaliya ay xurriyaddeeda ka heshey gumeysigii Talyaaniga.
Shirkaasi oo ka dhacay Moqadishiyo, ayaa waxaa ku kulmey beelahaasi oo khiyaamo iyo laqdabo maleegaya oo kala ah Murusade, Abgaal iyo Habargidir, kaasi oo ahaa todobaadkii tegey ahaana mid qarsoodi , ayaa ajendahiisu ahaa Gobolka Shabeelaha Hoose, gaar ahaan in Biimaal magaciisalala dagaalmao oo marka gobolka laga hadlayo aan magaciisa la xusin sinnaba, siiba marka la dhisayo maamulka Gobolka.
Fikradaas waxaa hormuud ka ah Murasade iyo abgaal oo ay ugu horeyaan dad ganasato ah.
Hase ahaatee asal ahaan waxaa qaban qaabiye ka ahaa Cabdiqaasim Salaad Xasan oo xitaa heer gaaray inuu soo jeediyo in gobolka arrimihiisa lagala tashto Yusuf indhacade iyo Xassan Dahir Aweis.
Waxaa go'aamada ka mid ahaa:1- In Madaxweynaha UDUBLAND xoogga la saaro, laguna shiro meel dalka dibidiisa ah, si kastana lagu deyo inuu ka tanaasulo fikriga uu qabo.
2- In Ruux kasta oo Biimaal siyaasi, oday dhaqameed, aqoonyahan iyo culimaba lagu deyo wax kasta oo lagu aamuusin karo, kii lagu kariwaayana naftiisa la dhaafsiiyo.
3- Xildhibaan Shiddo in laga dhigo bartilmaameed.
4- In la kala fogeeyo Gaadsan iyo Biimaal intiisa kale, iyado la adeegsanayo wadiiqo kasta ( damac siyaasadeed, dhaqaale, lays qabadsiiyo abtirsiino ahaan.
5- In Biimaal laga gooyo qabaailka kale ee gobolka dega, colaadna laga dhax shido.
Shirar fara badan oo horey usoo abaabuley Cabdiqaasim Salaad ayaa wax badan ay ka hir galeen, kuwaasi oo sanooyin ka hor , oo tusaale ahaan loo soo qaatey .
1- In guri kasta ee Biimaal waa inuu ka soo baxo oogu yeeraan hal ku abtirsado Hawiye, taasi oo loo maraayo in laga woda guursado hablahooda, qiimo kasta ha qaadatee.
2- In guurkaasi aan lagu ekeysanin, ooh al iyo laba waxii laga dhalo la raadiyo mid kale sidii guri walbo loo helo xariir.
3- In lafa Biimaal qaarkooda la hoos galo, laguna xirnaado dhinac walbo ilaa 15 sano , ka dib ubadkii ka abuurmo ayaa dhulkaani xaq u yeelandoono oo aan laga saari Karin.
4- Culumada Biimaal in gacanta lagu dhigo oo dhaqaale ahaan loo hantiyo , dhaqaale ahaan, xaj iyo cimri iyo ayaga oo naago lagu daro iyo ayaga oo guryo loo dhiso, si ayaga iyo beelahooda look ala gooyo.
5- In beeraha laga woda iibsado oo loo noqdo meel dhulka lala leeyahay si loo helo meelo leysku xirnaankaro, oo burrito lagula doodikaro haddii ay caalamka donaan inay ka hadlaan.
6- In la woda iibsado aqonyahanka , iyo odey dhaqameedka isla markaana laga woda ilaaliyo xagga wax barashada iyo xagga dhisid dhaqaale, oo ay noqdaan kuwa aan ka maarmin beelaha hawiye.
7- Maamul kastaa oo la dhisaayo waa in lagu soo xiro kuwa aan dhiigga laheen , amase diyaar u ah inay illoobaan danaha beelahooda, iyo siiba kuwa laga guursadey oo masruufaayo awlaad ay inoo dhaleen, abti iyo eysan ahaan.
8- In maamul kasta oo la dhisaayo waa inuu ahaadaa mid annaga naga go’ay, saa darteed waa inaan u sameeynaa degmooyin dheeraad ah , si aan awood oogu yeelanno oo aan xubno dheeraad ah maamul kastaa ee gobolka laga sameeynaayo.
9- Beelaha la dega Biimaal waa inaysan mar helin fursad ay ku heshiiyaan oo ay danahooda isu sheegaan.
10- Waa in xanshuuraadka laga qaadaayo ay hormuud ka ahaadaan dad ayaga u dhashey si ay isku nacaan, oo siba loo siiyaan hawlaha hadba laftii u jilicsan inay na taageeraan.
11- In Kuwa kale loo tuso dhibaatada kuwa ku haaya, inay ayaga u dhasheen, si ay u arkaan inaan annaga aannu nahay kuwa u naxariisanaayo.
Shirarka beelahaani ayaa aad u fara badnaa, ayaan lagu soo koobi Karin qoraalkaani, hase yeeshee waxay arrintu u taallaa beelaha deggan gobolka shabeellada Hoose haba oogu horreeyo Biimaal.
Ninka qeerkii loo xiiraayow adiga soo qoyso.!!!!!
XIGASHO SHABAKADA JAMMAAME



The Royal Bimaal Sultanat of Merca



The Biimaal ( Gaadsan, Ismiin, Da’ud and Sa’ad) are a Somali ethnic group of about 1 million people who live mainly in the province of lower Shabelle, lower Jubba, Bakool and Gedo, large numbers also live in Kenya and Ethiopia. Their language, is Somalia, is a Hamatic language; more specifically, similar to the Arabic. The Biimaal Kingdom played a major role in Somali History during the 18th and 19th centuries. Under Italian colony, Biimaal people opposed against the invaders and severely fought against Italian troops. During that time thousands Biimalis lost their life to stop invaders to touch our soil. Today, they are the most numerous ethnic group in Somalia, settling the most populated area from Mogadishu to kismayo and as mentioned above in Gedo and Bakool region. However, they are not armed, not even ready to involve in this civil war. Origins The Biimaal were originally a major clan in what is today lower Shabelle, lower Jubba, Bakool and Gedo, founded. 1400-1900 Biimaal kingdoms were having a good trading with Arabs particularly Omanian and Yemenis. In the interpretation of Biimaal name is means Bin malik, which other cajami people named him Biimaal. Some people assume that the meaning of the name is water user, which is not close to the fact because Biimal has other Arabic name as I mentioned above. At that time, the land of Biimaal was occupied by many other tribes and clans during the civil war. Daarood tribes had migrated down Jubbaland in early time when they fled from the droughts in their lands and settled Biimalis lands and because the previous Darood president they planted their roots in biimalis land. Habargidir of Hawiye subclan also decided to claim lower shabelle, trying to settling every small village, but the complication faced them was that if three hundred thousands people how you can displace two million people. That mission has failed In 1900-1907, the Italian leaders tried many times to negotiate a land deal with Bimal king. In 1905 about 2000 Bimalis and 1000 Italian soldiers were killed when they attempted to destroy these obstacles against Italian interests which caused many Italian lives before. Though many biimalis armies got killed they still dominated to protect Somali shore. After a long bloody battle, the Italian leader sleeked alliance with other Somali tribes which finally destroyed Bimalis forces.

No comments:

Blog Archive