Sunday, May 15, 2011

Shir waynaha dib u heshiisiinta beelaha soomaaliyeed LISKA SALAADIN DIREED 15 kii July 2007

Sh.Beerdhiga oo heshay Heshiiskii & Baaqii kowaad oo ay maanta soo saareen ergada ka qayb galaysa Shirka loogu magac daray " Shirka Beelaha Soomaaliyeed"
Beerdhiga 24.08.2007 00:17
Qoraalka oo sidiisii ah

Muqdisho 19/08/2007

Baaqii 1-aad

Shir waynaha dib u heshiisiinta beelaha soomaaliyeed oo ka furmay magaalada muqdisho ,caasimada soomaalua 15 kii July 2007, waxaaa furtaankiisi ka soo qayb galay khudbad dheerna ka jeediyay madaxweynaha Dowlada federalka ku meel gaarka ah ee jamhuuriyada Soomaaliya mudane Cabdulaahi Yuusuf Axmed Gudoomiyaha baarlamaanka Dowlada federalka Ku meel gaarka ah Mudane Aadan Maxamed Nuur ,nubno ka tirsan Xukuumadda iyo Baaarlamaanka Dowlada Ku meeel gaarka ah ,Wufuud Caalami ah,Marti Sharaf iyo ergooyin ka kala socday Beelaha Soomaaliyed

Shirku wuxuu isla fadhigaas ku ogoladay shir gudoonka oo kala ah mudane cali mahdi maxamed gudomiye , mudane maxmed saalax ladane Gk-xigeen, mudanr c/raxmaan cadbi xuseen gk-xigeen, mudane axmed sheekh mukhtaar gk-xigeen,marwo saynab xaaji cali baxsan gk-xigen , mudani maxamuud cumar maxamed gk-xigeen, maxamed cali magan gk-xigeen, mudani maxamud jirde xuseen gk-xigeen, mudani maxamed nuur hufane gk-xigeen, xogheynta iyo ajandaha shirka, wuxuuma guda galey ka doodida khilaafaadka beelaha soomaaliyed, nabadgelyada dalka, hubka iska dhigdda iyo hanti isu celinta.

Beelaha daarod, dir , digil iyo mirifle, hawiye iyo beesha 5aad, waxay mid mid shirka uga so jeediyeen dhibaatooyinak ka soo gaarey dagaalka sokeeye oo ahaa kuwo ku saabsan dil, faraxumeyn, dhac , barakac iyo qaxootiganimo iyagoo tilmamay cidda dhibaatooyinkaas ugeysatey.

Beel kasta oo la tilmaamay in ay bel kale dhibaato u geysatey waxay madasha shirka ka hor qiratey eedaha loo soo jeediyey, iyado keentey raali gelin codsateyna in la cafiyo.
Beel kasta oo shirka cabasho hor keentey waxay aqbashey raali gelinta iyo cafiska la weydistey.

Ka qeyb galayaasha shirku iyagoo ka duulaya murtidada soomaaliyeed oo oraneysa “ tagto xusuustaa timaado kama talin karo” ayey si cad ugu mujiyee dareenkoda ah in codlaada , naceybka , iyo xusuusta murugada leh oo salka ku heysa dilkii , faraxaumeyntii, dhacii burburkii iyo barakicintii loo bahanyahey in la ilaawo laguna bedelo nabad , wada nolansho ku dhisan walaaltinimo iyo midnimo qaran.

Shirku wuxuu ku heshiyey in qodobadan lagu so saaro baaq gaar ah inta aan loo gudbin qodobada kale ee ajandaha shirka.

Shirku wuxuu ku heshiyey in qodobadan lagu so saaro baaq gaar ah inta aan loo gudbin qodobada kale ee ajandaha shirka .

Duubabaka , isimada , malaaqyada iyo salaadita beelaha iyagoo ka amba qaadaya soo jeedinta ka qeyb galayaasha shirka ee la xiriira qeybata koowaad ee ajandaha shirka:

1. in colaadii sokeeye ee 17 ka sano dalka ka socotey laga heshiiyey dhamaan beelaha soomaaliyeedna ay is cafiyeen xabbadiina halkas ku joogsatey.

2. in dhamaan beelaha soomaaliyeed hubka iska dhigaan iyagoo ku wareejinaya xukuumadda. Xukuumadda waxaa laga codsanayaa iyagoo waliba gacan lagu siinayo in ciddi fulin weyda hub iska dhigidda ay khasab uga dhigto.

3. in xukuumadu furto xarumo lagu dhaqan celinayo dhalin yarada hubka laga dhigayo, iyada oo la siinayo tababaro xirfadeed loona abuurayo fursado shaqo oo ay ka helaan nolol sharaf iyo waxtar leh.

4. ilaalinta dhawrista nabadda , midnimada dadka iyo dalka soomaaliyeed waa xil iyo mas’uuliyiinta qof kasta , beel kasta iyo qaranka saran, waxaana loo baahan yahay in waajibaadkaas si wadajir ah loo guto.

5.in shuruud la’aan la isugu celiyo hantida maguuraanka ah , mid qaran iyo mid gaar ahaneedba oo ay ka mid yihiin guri, gadiid, dhul deegaan, dhul beereed, beer, warshado,hooso, qalab tariikhi ah, qoraalo qiimo taarikheed iyo mid dhaqaaleba leh, ceel, berkad, iyo xoolo nool.

6.in qofkii, beeshi, beelihii ama urukii u hogaansami waaya meel marinta heshisin kan laga qado talabo wada jir ah oo ay u dhan yihiin belaha kale iyo dowladu.

7.beesha caalamka waxaan ka codsaneynaa in ay gacan nagu siisi meel marinta go;aamadaan.

Heshiiskan waxa magaca beel walba ku saxiixey duubabka , isimada , malaaqyada iyo saladiinta hoos ku qoran.

Duubabka Beesha Hawiye.

No Magaca Qabiilka
1. Imaam Maxamuud Imaam Cumar Abgaal
2. ugaas maxamuud cali ugaas Abgaal
3. wak.ugaas axmed islow maxamed Mobelyn
4. suldaam abuukar islow cismaan Wacdaan
5. ugaas cismaan cilmi cumar Ciise mudulood
6. ugaas cali maxamed cali Wak. Ugaaska cayr
7. suldaan cali axmed cali horseed Salaymaan
8. Suldaan A/naasir jaamac seed Sacad
9. Maxamed sheek axmed Saruur
10. Axmed ugaas faarax Duduble
11. Muxiyadiin xasan axmed Wak.ugaaska murursade
12. Ugaas c/raxmaan ugaas khaliif Xawaadle
13. Islow barre iidle cabdulle Baadicadde
14. Islow cabdi wabar xasan Wak.wabarka jajeele
15. Ugaas cali ugaas cusmaan Jajeele
16. Wak.ugaaska maxamuud ugaas c/laahi Gaaljecel
17. Suldaan rashiid dhure cumar Gaaljecel j/ka
18. Islow xuseen cali nuur Gaaljecel
19. Suldaan xasan yuusuf idiriis Gaaljecel
20. Suldaan cumar xasan kuusoow Sheekhaal
21. Suldaan c/shakuur sheekh xuseen Reer ow khudub
22. Suldaan c/laahi saciid cusmaan Hintire baalcad
23. Islow maxamed bille gaabane Jidle
24. Islow bille islow cusmaan Dagoodi
25. Ugaas abuukar ugaas xasan Wadalaan
26. Ugaas xaaji maxamed kurtun Silcis
27. Ugaas maxamed maxamuud maxamed Maxamed gorgate
28. Nabadoon nuur cusmaan Kuwo qalin lagu qoray
29. Ugaas c/laahi sheikh cilmi cosoble Kuwo qalin lagu qoray
30. Ugaas xuseen maxamed cabdi hilibi //
31. Ugaas maxamed macallin cabdi Sheekhaal

Isimada Beesha Daarooda.
No Magaca Qabiilka
1. Boqor c/laahi Boqor Muuse Majeerteen
2. Ugas Cumar ugaas xirsi Mareexaan
3. Ugaas cumar geele maxamed Oortable
4. Suldaan maxamed shire jaamac Tanade
5. Garaad maxamuud yuusuf Tanade
6. Ugaas xasan ugaas yaasiin Dishiishe
7. Garaad c/laahi cali ciid Warsangali
8. Islaan xuseen xaaji c/salaam Warsangali
9. Garaad c/salaam xasan maxamed Dhulbahante
10. Ugaas ciise ugaas c/lle mareexaan
11. Ugaas bashiir cabdi kabtaanle
12. Ugaas maxamed ugaas maxamed Baciidyahan
13. Suldaan bashiir cabdi garas Wabeneeye
14. Suldaan saciid guuleed muse Kaski qabe
15. Suldaan maxamed yuusuf cabdi Cali xajiijle
16. Suldaan c/laahi xildiid soote Amaanle
17. Suldaan cabdi bile warsame Amartiwaaq
18. Ugaas axmed ugaas maxamed Kuwo qalin lagu qoray
19. Suldaan xaaji c/laahi basay Kuwo qalin lagu qoray
20. Nabadoon dhamme xasan yarrow Kuwo qalin lagu qoray
21. Ugaas maxamed ugas saciid Tiinle
22. Beel daaje salad cali faarax c/raxiim suleymaan
23. Beel daaje cabas bin jacayl Ismaacil sulayman
24. Beel daaje cali faarax Cali jabraahiin
25. Garaad c/laahi maxamud dacar Geesa guule
26. beel daaje maxamed ismaaciil cabdi Cali suleymaan
27. Beel daaje faarax c/laahi maxmed Cali suleymaan
28. Ugaas xuseen ugaas maxamed Cowlyahan
29. Suldaan cabdi cali sonkor Max’ed subayr
30. Suldaan faarax suldaan maxamed Muqaabul
31. Ugaas cali buule cusmaan Bah gari
32. Suldaan irshaad siigaale guure Tola moge
33. Ugaas ibraahim aadan geedi Bartire
34. Suldaan c/laahi shidde Habas guul
35. Suldaan cabdi cusmaan macalin sagal Gar koombe
36. Suldaan muuse nuur Harti majeerten
37. Garaad cali aar Warsangali
38. Ugaas maxamud baqloow Dhulbahante
39. Suldaan c/qaadir cali xasan Kuwo qalin lagu qoray
40. Suldaan subeyr xaaji maxamuud Kuwo qalin lagu qoray
41. Ugaas sabriye kuule nuur Kuwo qalin lagu qoray
42. Suldaan axmed muuse amin Kuwo qalin lagu qoray
43. Maxamed sheekh daahir Kuwo qalin lagu qoray

Malaaqyada Beesha Digil iyo Mirifle.
No Magaca Qabiilka
1. Malaaq saxan shurre maxamed Hubeer
2. Malaaq maxamuud maxame cabdi Hadamo
3. Malaaq abdirahmaan Cali Leesaan
4. Malaaq xasanow cumarow saxan Hariin
5. Malaaq isaaq ibraahim xasan Luwaay
6. Malaaq maxamed cabdi garuun Galidle
7. Malaaq yuusuf cabdiyow macalin Eelaay
8. Malaaq yuusuf cali sheekh Disow
9. Ugaas bilow xasanow xaydar Macalin weyne
10. Malaaq shariif muxiyadiin xaaji aadan Asharaaf
11. Malaaq macalin cali barre Jiroon
12. Suldaan ibraahim caliyow ibrow Jiido
13. Suldaan siidey xaaji maxamed nuur Dabarre
14. Suldaan cismaan suldaan cali Galadi
15. Suldaan buube suldaan cabdulle Bagadi
16. Suldaan cismaan maxamed maxamuud Tunni
17. Malaaq maxamed guud maxamed Eemid
18. Malaaq ibraahim aadan macalin qoomaal
19. Malaaq malabow malaaq isaaq xasan Gar wale
20. Malaaq jeele ibraahim xuseen Wanjeel
21. Ugaas aadam damdamle Garre
22. Malaaq macalin salaad macalin Yallaale
23. Malaaq aadan teegow Reer dumaal
24. Malaaq siidow cabdulle cusmaan Eyle
25. Malaaq sheekh cali sheekh cabdulaahi Helade
26. Malaaq cabdirashiid sheekh cabdi salaam Yantaar
27. Malaaq sheekh aadan cismaan cabdi Gawaaweyn
28. Malaaq ismaaciil malaaq Jilible
29. Malaaq siidow madowbe muuse Shanta caleen
30. Garaad axmed cabdikariim xuseen Gasaar gade
31. Ugaas jeelaani cumar shariif Abaajabal
32. Ugaas jeelaani maxamed cukaash Iroole
33. Malaaq ibraahim mayow ibraahim Harow
34. Nabadoon shariifow maxamed maxamuud Shanta caleen
35. Liibaan macalin ibraahim Shanta caleen
36. Xaaji mustaf xasanow Shanta caleen
37. malaaq Aadan malaaq xuseen Shanta caleen
38. Suldaan aabow maxamed nuur Duuble digil

Isimada Beesha Dir .
No Magaca Qabiilka
1. Boqor raabi yusuf isaaq Isaaq
2. Caaqil cumar cali xasan Isaaq
3. Ugaas sheekh xasan jaamac maxamed Gadabuursi
4. suldaan cali obsiiye bidaar Gadabuursi
5. Suldaan c/laahi kibar faarax gadabuursi
6. Caaqil sheekh bulaale cilmi waabari Ciise
7. Caaqil sheekh xaamud ducale abtidoon Ciise
8. Caaqil axmed diriye cismaan ciise
9. Suldaan maxamed abuukar maxamed Biyamaal
10. Ugaas nuur ugaas axmed Biyamaal
11. ugaas faarax cabdi sheekh Biyamaal
12. Ugaas maxamed ugaas aadan Fiqi muxumad
13. Suldaan nuur axmed sheekh muuse Saleebaan cabdalle
14. Ugaas xuseen ugaas xaaji cumar Dir qubays
15. Ugaas gaarane ugaas cusmaan Bohol garas
16. Ugaas cabdi yare jaamac Madalug
17. Suldaan xasan sheekh dhicis Madalug
18. Ugaas maxamed buule jiirow Wardaay
19. Nabadoon xuseen maxamed saalax Wardaay
20. Suldaan ismaaciil diyaad cali Ow saciid
21. Ugaas ibraahim kuusow ciise Ow saciid
22. Ugaas c/kariim ugaas maxamed baajimaal
Isimada Beesha Dir .
No Magaca Qabiilka
1. Boqor raabi yusuf isaaq Isaaq
2. Caaqil cumar cali xasan Isaaq
3. Ugaas sheekh xasan jaamac maxamed Gadabuursi
4. suldaan cali obsiiye bidaar Gadabuursi
5. Suldaan c/laahi kibar faarax gadabuursi
6. Caaqil sheekh bulaale cilmi waabari Ciise
7. Caaqil sheekh xaamud ducale abtidoon Ciise
8. Caaqil axmed diriye cismaan ciise
9. Suldaan maxamed abuukar maxamed Biyamaal
10. Ugaas nuur ugaas axmed Biyamaal
11. ugaas faarax cabdi sheekh Biyamaal
12. Ugaas maxamed ugaas aadan Fiqi muxumad
13. Suldaan nuur axmed sheekh muuse Saleebaan cabdalle
14. Ugaas xuseen ugaas xaaji cumar Dir qubays
15. Ugaas gaarane ugaas cusmaan Bohol garas
16. Ugaas cabdi yare jaamac Madalug
17. Suldaan xasan sheekh dhicis Madalug
18. Ugaas maxamed buule jiirow Wardaay
19. Nabadoon xuseen maxamed saalax Wardaay
20. Suldaan ismaaciil diyaad cali Ow saciid
21. Ugaas ibraahim kuusow ciise Ow saciid
22. Ugaas c/kariim ugaas maxamed baajimaal

Salaadinta Beesha Shanaad.

No Magaca Qabiilka
1. Suldaan axmed raashid sheekh suceyb Lixda shidle
2. Suldaan c/laahi x qaareey Shambare
3. Suldaan muxiyadiin mukhtaar muudeey Eeylo
4. Ugaas Cali ugaas xasan Makanne
5. Ugaas xaaji xuseen maxamed Hintire
6. Caaqil maxamed cusmaan orow Hintire
7. Ugaas cabdi xasan yarrow Mahuraan
8. Ugaas abuukar galaad hadaafoow Bah samaalo
9. Ugaas muxumed xasan daa’uud Gasar
10. ugaas muxumed sheekh shaafic Sadex cumar
11. Ugaas cabdi siraad ibraahim Digiine
12. Suldaan cumar ciid qaris Reer geedow
13. Ku simaha boqorka sh. Axmed sh. Maxamed Kaboole
14. Ugaas sheekh xasan yare xasanow Jilib reer masad
15. Caaqil uweys hubeero Mushunguli
16. Suldaan luqmaan xasan xuseen Caytire
17. Ugaas c/qadir ugaas axamed deer Reer aw xasan
18. Suladaan c/xakiim c/maalik Ajuuraan
19. Ugaas aadan cabdow sheekh Muuse dheri
20. Suldaan maxamed muuse ayax dhowre Yibir
21. Ugaas cabdi guure maxamed Garjante
22. Ugaas c/raxmaan axmed sayid Yaxye saalax
23. Suldaan sheekh cali maxamed Carab maxamuud saalax
24. Ugaas faarax gacal guuleed Tumaal
25. Ugaas baani aadi baana Baajuun
26. Malaaq suufi muudeey cali Bandhabow
27. Nabadoon xaaji abuukar aweys cali Sadex geedi
28. Iikar xaaji c/laahi Camuudi
29. Malaaq xaaji mahdi nuuroow Moorshe
30. Nabadoon xaaji abuukar aweys Iskaashato
31. Ku simaha malaaq c/qaadir shiikhey Dhabar weyne
32. Nabadoon maxamed c/qaadir maxamed Faqey culimo
33. Nabadoon islow ibraahim nuur Yacquub
34. Nabadoon c/laahi sayid cali Asharaaf
35. Nabadoon c/qaadir sheekh maxamed shiino Reer maanyo
36. Maxamed sayid jaamac Shiikhaal gandershe
37. Nabadoon sheekh cumar sheekh c/laahi Shiikhaal jaziira
38.
39. Suldaan caddow sheekh maxamed Beesha marka
40. Suldaan bashiir saalax cali Meheri
41. Suldaan c/qaadir cumar faarax Meheri
42. Suldaan cumar barre Yaxar
43. Suldaan cabdulaahi axmed xasan Reer aw xasan
44. Suldaan cusmaan khaalid Reer aw xasan
45. Suldaan najiib Cali xasan Reer aw xasan
46. Jaamac c/raxmaan ibraahim Reer aw xasan
47. Suldaan maxamed Cali

Beesha jameeme.

No comments:

Blog Archive