Sunday, April 24, 2011

(SSNM/BIRAM/SRRC) Mudane: Ambas.Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil iyo (SSNM/SNA/SRRC) Mudane: DR. Cabdulcasiis Sheekh Yuusuf

(SSNM/BIRAM/SRRC) Mudane: Ambas.Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil iyo (SSNM/SNA/SRRC) Mudane: DR. Cabdulcasiis Sheekh Yuusuf

http://www.ssunion.net/


Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo soo dhisay Xukuumad aad uga tiro yar Xukuumadihii soo maray Dowladda Federaalka Soomaaliya
Jimco, January 04, 2008(HOL):

Xukuumadda uu soo dhisay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde ayaa waxaa ku jira xubno aan ku jirin Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasi oo loo magacaabay xilal muhiim ah, iyadoo dhinaca kalena aysan soo gelin xubno ka muuqan jiray Xukuumadihii horay u soo maray Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacma-dheere) iyo Wasiir ku xigeenkii Gaashaandhigga Salaad Cali Jeelle.
Ilaa seddex Wasaaradood ayuusan ku dhawaaqin Ra’iisal Wasaaraha, kuwaasi oo loo qaatay in magacaabistooda ay u baahan tahay la-tashiyo dheeraad ah, waxaana wasaaradaha harsan ka mid ah Caafimaadka, Xanaanada Xoolaha iyo Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Bii'ada.

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde ayaa wuxuu horay u soo magacaabay Xukuumad ka koobneyd 73 Wasiir, taasi oo ay Beesha Caalamka si weyn u dhaliishay tiro badnideeda iyo tayo la’aanteeda, iyadoo ay xusid mudan tahay in ay Xukuumaddaas xubnaheeda u badnaayeen Xukuumaddii hore ee uu Guddoomiyaha ka ahaa Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi.

WASIIRRADA
1- Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow = Ra’isu wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Garsoorka =Digil Jiiddo

2-Xildhibaan Caydiid C/llahi Ilka Xanaf = Ra’isu wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Waxbarasahada iyo hiddaha =Dir/Isaaq/Habar Yoonis.

3-Axmed C/salaan Xaaji Aadan = Ra’isu wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Warfaafinta, Arrimaha dhalinyarada iyo Isboortiga=Hawiye/Habargedir Ceyr

4-Muxiyidiin Max’ed Xaaji Ibraahim =Wasiirka Gaashaandhiga=Dir/Biimaal

5-Xidhibaan Xuseen Ceelabe Faahiye =Wasiirka Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska =Dir/Gada biirsi.

6-Max’ed Cali Xaamud = Wasiirka Maaliyada iyo Qorshaynta

7-Xildhibaan Max’ed Ibraahim Xaabsade =Wasiirka Gaadiidka, Duulimaadka iyo Dekadaha Mirifle/Leysaan.

8-Xildhibaan Muuse Nuur Amiin = Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka =Hawiye/Gaaljecel Barsane

9-Xildhibaan Cali Axmed Jaamac Jengeli =Wasiirka Arrimaha Debada iyo Iskaashiga Caalamiga =Daarood Dhulbahante

10-Max’ed Cali Saalax Kaange = Wasiirka Macdanta iyo Tamarta =Daarood Warsangeli.

11-Xildhibaan Mustaf Sh. Cali Dhuxulow=Hawiye/Murasade =Wasiirka Beeraha, Biyaha iyo Horumarinta,

12-Nuur Iidow Beyle = Wasiirka Howlaha Guud, Dib u dhiska iyo Kaabiyaasha = Hawiye/Xawaadle Cali Madaxweyne.

13-C/risaaq Ashkir Cabdi = Wasiirka Dib u heshiisiinta, Horumarinta Gobollada iyo Arrimaha Federalka= Daarood/Mariixan.

14-Xildhibaan Cabdi Max’ed Tarrax=Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta =Daarood/Ogaadeen

15-Xildhibaan Khadiijo Max’ed Diiriye =Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Beesha Shannaad/Yaxar.

WASIIR KU XIGEENADA

1-Xildhibaan C/kariin Axmed Cali =Wasaarada Arrimaha Debada iyo Iskaashiga Caalamiga =Hawiye/Baada Cadde.

2-Xildhibaan Carab Cali Diiriye = Wasiirka Dib u heshiisiinta, hormarinta Gobolada iyo Arrimaha Federalka Dir/Isaaq/ Habar Jeclo.

3-Xildhibaan Cali Muumin Ismaaciil = Wasiirka Maaliyada iyo Qorshaynta =Daarood/Leelkase.

4-Xildhibaan Fahma Axmed Nuur = Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Beesha Shannaad/Reer Xamar.

5-Xildhibaan C/kaafi Macalin Xasan= Wasiirka Howlaha Guud, Dib u dhiska iyo Kaabiyaasha =Digil/ Garre.

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
sxiis@hiiraan.com
Beledweyn, Somalia


Mar lagu yiri si kaftan ah, "Indaha Caddow" dadka deegaanka maad maamulka ku wareejisid " ayaa waxuu ku jawaabey" Xoolo, aan waxba kala aqoonin , maamul looma dhiibo ee waa la daajiyaa ", taasi oo uu ka wodey dadka deegaanka inay woda yihiin xoolo la daajiyo oo keli, reerkiisana ay yihiin qoosaartii daajinta ku haaysey.
Waxaa dhacdey in la af duubey suldaanaddii beesha Biimaal iyo xubno ka tirsanaa hay'addii ay madaxda u ahayd , dhowr bilood ka hor, hase yeeshee ilaa maantana aan lasoo sheegin nolosheeda iyo geerideeda, taasi oo la woda ogyahay dadka ka dambeeyo oo ay qaar yihiin kuwa daba dhilif ah , oo u dhashey beesha ay kazoo jeeddo suldaanaddaa faaduma Xaajow, oo la dhalatey Maana Xaajow "Allaha u naxariistee".
 Beesha miyo maal


 Golaha Guurtida Beelaha Dirta Koonfureed loo doortay Prof. C/llaahi maxmed Caddoow (Food cadde), Guddoomiye ku xigeenka 1-aad waxaa loo dooraty Xuseen Geeddi Jimcaale, Xasan Geeddi Rooble ayaa isna loo magacaabay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Guurtida Dirta Koonfureed, halka Xoghayaha Guudna loo doortay Mudane bashiir Isaaq Cabdulle.


http://www.mtholyoke.edu

Somali National Movement (SNM)

Somali National Movement (SNM) The Isaaq ( Dir) based movement that let the opposition to Siad Barre in the late 1980s. The SNM was formed in 1981 and was supported by Ethiopia during much of the 1980s. In 1988, the SNM occupied much of northern Somalia and suffered brutal attacks from Siad Barre. The SNM won control over the north (former British Somaliland) in 1991 and declared the territory the independent (but as yet unrecognized) Republic of Somaliland. Somali Democratic Alliance (SDA) A Gadabursi (Dir clan) organization from the northern Somaliland region around Boroma. Originally formed in 1989, it opposed the SNM's policy of independence and participated in the Addis Ababa talks. Allied with SSA. SSNM ( Southren Dir) Led by the Suure, Biyamal,Gadsan, Mandaluug or Qubeys families. The faction covers the vast terrritories from mudug to Kismayo.




WAR IN XERAALE


12 killed in Somali clan violence MOGADISHU, Tuesday At least 12 villagers were killed and 46 wounded during two days of fighting between rival clans in central Somalia, witnesses said today. Fighting erupted on Sunday and Monday between the Dir and Merehan clans in the area of Xeraale in the Glagudud region, 540 km (335 miles) north of the capital Mogadishu. "Heavy casualties occurred at two small villages around the area of fighting," said an elder from the Dir clan who spoke to journalists by radio on Tuesday, putting the death toll at 12. "Five of our people were killed and 16 wounded while seven of them were killed with 30 wounded," he said. A Merehan clan member declined to comment on the number of dead or wounded. It was not immediately clear what triggered the clashes, but the Dir spokesman said they were sparked by revenge. Radio Horn Afriq reported that the fighting was caused by a dispute over ownership of residential areas. Somalia has been torn by violence since 1991, when military leader Mohammed Siad Barre was overthrown and the Horn of Africa country descended into chaos. Somali peace talks under way in neighbouring Kenya have faltered in recent weeks with the withdrawal of key faction leaders and Djibouti's decision to quit the mediating committee. — Reuters

No comments:

Blog Archive