Tuesday, September 13, 2011

Abaabul dagaal kii ugu xooganaa oo labadii malmood ee la soo dhafey laga daremayo deganka Bacadweyne ka dib markii ay dhowr jiho ka soo dagen ciidamo

17/06/2010
SUURE QUBEYS IYO SALEEBAN HABAR GIDIR WAR HORE

Abaabul dagaal kii ugu xooganaa oo labadii malmood ee la soo dhafey laga daremayo deganka Bacadweyne ka dib markii ay dhowr jiho ka soo dagen ciidamo doonya in ay werar ku soo qadaan.

Dadka Deganka Bacadweyne ee koofurta Gobolka warar laga helyao aya shegay in ay maamihii la soo dhafey deganooda ay ka jiren weerar la doonayo in lagu soo qado dhulka ay daganyihin kaas oo ay shegaan in uu kaga imanaya dhinaca maamulka ximana iyo xeeb oo ciidamo ka soo aruuriyey deganada ay degan dadka Maamulkaas ku abtirsada sida uu xaqiijiyey mid ka mida odayasha deganka Bacadweyne oo aan la xiriirney.

" waxaan ogaaney in ay duulaan naugu soo yihiin ximan iyo ka dib marki gudo odayaal ah oo ay soo magacabeen Xisbul Islam ay qiimeyn ku sameyen dhibatada ka jirta dhulka deganka bacadweyne lagu hayo ay u tageen sarakiishii xisbiga una shegaan in ay soo arkeen oo kaliya dadka reer bacadweyne oo difaan nafsaniya ku jira iyo dad kale oo duulan ku ah doonayana in ay ka barakiciyaan dhulka ay deganyihiin intaas ka dibn ay ciidamo hor leh soo dhoobeen deganka ay degto Beesha Qubeys ee hoosyimda Bacadweyne sidaasna ay hada diyaar ugu yihiin in ay iskaga difan dulmiga lagu soo weerarka loogu soo yahey" ayuu yiri cabdi gab oo ka tisan masuuliyiinta iyo wax garadka dadka ku sugan Bacdeyne.

Wararka aya shegay in ciidamada hoosyimda maamulka ximan iyo xeeb ay soo buux dhafiyeen deganada Baraag Ciise iyo Bacadweytne Jiic Dheer, Labo ceel iyagoo wata gadiidka dagalka lana fili karo in xilikasta ay weerar ku soo qadaan dhinaca deeganada hoosyimada Bacdweyne ee koofurta gobolka Mudug.

Sidoo kale dadka Deganka ciidamdooda ayaa si la mida dhinaca kale waxaa ay dhufeyso xoogan ka qoteen deganada ay degaan dhamantood waxana ay sidoo kale iskugu geyeeyaan wixii gaadiid dagaal ay lahayeen isla markasna waxan la shegaya in labada dhinac ay xigan sida wararka lagu helayo hadii aan ALLAAH kala qaboojin dagaal lagu hoobto uu ka dhici karo deganada Bacadweyne hoosyimda.

Wararka qaar aya shegay in maalmihii la soo dhafey maamulka ximan iyo xeeb masuuliyiintooda ugu sareysa ay ciidamo ka kala keneen daganda Ceel huur iyo ilaa cadaado kuwaas oo ah cidamada hada la filayo in ay weeraraan deganada bacadweyne balse saxafada si kale loogu shegay in ay iska difacayaan dhinacyada Ahlu Sunaha wal jameeca iyo Xisbul Islam , lakiin la xaqiijiyey in ay ka qeyb yihiin ciidamadan la qoshey in ay ku barakiynaa dadka deganka bacadweyne.

Degankan Bacadweyne ayaa dhow jeer oo hore waxaa ku soo laablaabtey dagalada Qabuulka ee salka ku haya Isirka iyo wax lagu shegay dhulka oo qolowalib ay sheganeyso milkiyadiisa , markii horena ka bilodey halka lagu magacaabo hildooyaale oo labada dhinacba ay barago biyaha roobku galaan ay ku lahayeen oo ka dib markii ay Mucaawino geysey Hay'ada WFP ay qolo ka mida shagatey milkiyada degankaas sidaasna uu qilafku ku bilowdey balse ka dib xaladu ay gartey sideeba halkaan ugu noolankartaa hadan ay arintaas tahey mida manta tagan oo gartey in kumanaan ciidamo ah la isku soo jilib dhigo iyo dhufeysyo dheer dheer.

Dhank kale waxaan jirin hada wax la yiraahdo dhex dhexaadin waxana meesha ka baxey xitaa baaqyadii la soo marsiin jirey hawada waxan ugu danbeysey wax dhexdhexaadin ah gudi labada dhinac ka socdey oo halkasi garey kuna heshiiyey in mudo 3 bilooda aan wax dagalo ah dhicin balse nasiib daro intii ay joogeen deganada bacadweyne iyo camara ayaa dagalo xoogan dhaceen oo ay dad garaya ilaa 26 qofod ay ku dhinteen iyo dhawaca in ka badan halkas ayana ugu war danbeysey waanwan rasmiya oo laga dhex sameyo labadaan Qabiil Qubeys iyo Saleban.
Xafiiska Wararka
www.falaar.com
.

No comments:

Blog Archive